Guddoomiyihii Haweenka Qaarada Yurub Ee Xisbiga UCID Oo Is-Casishay
i London(ANN)Guddoomiyihii Haweenka Qaaradda Yurub ee xisbiga mucaaridka UCID Marwo Caasha Xuseen Maraykan, ayaa maanta iska casishay xilkii ay ka haysay xisbigaas. Sidaana
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
i London(ANN)Guddoomiyihii Haweenka Qaaradda Yurub ee xisbiga mucaaridka UCID Marwo Caasha Xuseen Maraykan, ayaa maanta iska casishay xilkii ay ka haysay xisbigaas. Sidaana
Hargeysa(ANN)Wasiirrada cusub ee Wasaaraddaha Xanaanada Xoolaha iyo Boosaha iyo Isgaadhsiinta Dr. Cabdi Aw Daahir Cali iyo Dr. Axmed Xaashi Nuur (Oday), ayaa maanta xilkii si rasmi ugula wareegay xaflad wadareed…
Hargeysa(ANN) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta markii ugu horeysay dhegaysatay dacwad ka dhan ah Wargeyska Saxafi, taas oo la xidhiidha war uu wargeyskaasi qoray ka dibna uu ka cadhooday Wasiirka…
Hargeysa (ANN)Koox hablo suxufiyiin ah ayaa loo soo gebagebeeyay tababar muddo todoba cisho ah ay ku baranayeen farsamada disaynka iyo qaabeynta Joornaalka ee afka qalaad lagu yidhaahdo , kaas oo…
Bishii ina dhaaftay waxaa Somaaliland (SL) si aad ah looga hadal hayay heshiiska dhexmaray Sarecen iyo Waqooyi-Bari Somalia (WBS), khatarta SL kaga iman karta iyo sidii wax looga qaban lahaa.…
Mudane Madaxweyne waan ku salaamayaa,waxaan jeclaystay inaan hawada kuu soo mario qoraalkan kooban oo ah mid xasusin tilmaameed ah, waxaan ku xasuusinayaa inaad soo magacawdo jagada banaan ee
Masuuliyiinta Maamul Gobeleedka Garoowe ee Soomaaliya ayaa caado ka dhigtay in waxaan jirin ay ka faafiyaan Somaliland waxana u dembeeyey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga ee Maamulkaasi C/Jalaal Cismaan Maxamed oo…
Waxaan dhegeystey waraysi uu bixiyey Boqor Raabi oo uu kaga hadlaayo arimo dhowra oo ay ka midyahiin Jaamacadda Hargeysa iyo Magaaladda ganacsi ee Wajaale. Hadaba markii aan arkay Ciwaanka waraysiga…
Tan iyo markii la soo doortay xildhibaannada muddo haatan laga joogo shan sannadood oo ahayd markii gu horraysay ee Somaliland looga dareero codbixinta xildhibaanno ay shacabku soo doorteen, taasoo dawlad…
Hargeysa (ANN)- Dalxiisihii ugu horeeyey ee inta la ogyahay booqasho ku taga magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Mr.Mike Spencer Bown oo ah muwaadin u dhashay dalka Kanadda, ayaa dalxiisayaasha caalamka…