Wasiirka Duulista Somaliland Oo Sheegay Inaanay Jirin Lacago Sharcidaro Ah Oo Ay Qaaddo Wasaaraddiisu, Bale Ay Golaha Wakiiladda U Gudbinayaan Lacagta Tabaruca
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa daboolka ka qaaday in aanay xukuumaddu qaadi karin cashuur aanay Golaha Wakiilladu ansixin, wasaarad ahaanna cashuuraha ay qaadaan