Gacal Iyo Sokeeya Guurkiina Lagu farax, Hanabalyo Meherka 

 

 Tafaftiraha Guud ee Shebekada Araweelonews Carraale M. Jamaac iyo dhamaan hawlwadeenada shebekada warbaahinta waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Mr.  Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo meherkoodu ka dhacay  magaalada Hargaysa salaasadii Oct,  5/10/210, Waxayna  leeyihiin Noqda kuwii Aqalgalkooda ku gaadha  bash Bash iyo Barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Alif Mabruuk. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

Aabo Xaashi Aw Cabdi Shiil iyo Hooyo Sahra Jaamac Yuusuf  iyo carruurtooda  oo kala  ah,
Idil Xaashi Aw Cabdi iyo Carruurteeda, Maxamed Werdi Xaashi Aw Cabdi, Hodan Xaashi Aw Cabdi, C/rahman Xaashi Aw Cabdi, C/casiis Xaashi Aw Cabdi, Hana Xaashi Aw Cabdi, Cabdale Xaashi Aw Cabdi.
 
Dhamaan Reer Xaashi Aw Cabdi waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin  u dirayaan Meherka Mr. Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo meherkoodu ka dhacay  magaalada Hargaysa salaasadii Oct,  5/10/210, Waxayna  leeyihiin Noqda kuwii Aqalgalkooda ku gaadha  bash Bash iyo Barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

Hanbalyo meher wacan

Rashiid Jaamac Yuusuf iyo carruurtiisa, Ruun Jaamac Yuusuf iyo carruurteeda, Shamis Jaamac Yuusuf iyo carruurteeda, Kinsi Jaamac Yuusuf, Shamso Xuseen iyo Caruurteeda, Hana Xuseen Jaamac,  Farax Aw Xasan Diiriye iyo carruurteeda, Ifraax Aw Xasan Diiriye iyo carruurteeda, Layla Ahmed Jaamac iyo carruurteeda,   Sahra Cabdi Shiil iyo carruurteeda, Axmed  Cabdi Shiil iyo carruurtiisa, Khadra Cabdi shiil iyo carruurteda,  Xaashi Cabdi Shiil iyo carruurtiisa,  Nuura Sulub Aw Cabdi iyo carruurteeda,  Aamina Baashe Aw Cabdi  iyo carruurteeda, Sureer Baashe Aw Cabdi iyo carruuteeda, Rooda Baashe Aw Cabadi iyo carruurteeda, Luul Siciid Muxumed iyo carruurteeda, Safiya Siciid Muxumed,Maxamed Siciid Muxumed, Cabdi Siciid Muxumed, C/rashiid Siciid Muxumed iyo Carruurtiisa, iyo   sidoo kale Asxaabta kala ah, Ubax Nuur Jide, Nimco Daynabo, Muna Baradho, Hibo Baradho, Asma Xasan, Ayaan Ahmed Jaamac, Khadra Maxamuud, Hibo Maxamuud, Idil Xaashi, Hodan Xaashi.
Dhamaan dadkaa oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo debediisa
waxay Hanbalyo  aan lasoo koobi Karin u dirayaan Meherka  Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud oo ku magac dheer  (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa salaasadii  Oct, 5/10/210, Waxayna  leeyihiin Noqda kuwii Aqalgalkooda ku gaadha  bash Bash iyo Barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Gacal iyo sokeeyeba guurkiina lagu farax. Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *