Nin Hore Uga Tirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland Oo Boolisku Xabsiga U Taxaabeen Kadib Markii Isagoo Ololaya Dad Maqaaxi fadhiyay U Qaateen Inuu Qarxayo
Hargeysa(ANN) Ciidanka Booliska ayaa xabsiga u taxaabay Garyaqaan Jaamac Axmed Rooble (Sanyare) oo ka tirsanaan jiray golihii hore ee wakiiladda Somaliland, xiligana ah Garyqaan ka hawlgala Magaalada Berbera.