-
Published On: Fri, Mar 15th, 2013

Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi

Smiley face
Share This
Tags

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi
(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar, Wasiirka

Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur(, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Faysal Cali Sheekh, Xoghaya Guud ee Kulmiye Xasan Saciid Yuusuf, Mulkiilaha Huteelka Crown Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi, Kayse Axmed Digaale. Carraale M. Jaamac, Dhammaan  masuuliyiintaasi waxay hambalyo iyo boggaadin u dirayaan
Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Oo 14 March 2013 arooskoodu ka dhacay hudheelka Craw nee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado, awlaad khayr qabtana Ilaahay kala siiyo. Aammiin…aammiin.

Aroos wacan

Maareeyaha Jamhuuriya Media Group Mustafe Sacad Dhimbiil, Guddoomiyaha Wargeyska Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali,  Tafatiraha Wargeysa Geeska Afrika Maxamed Xuseen (Rambo), maamulka iyo suxufiyiinta wargeysyada Ogaal, Saxafi, Haatuf, Waaheen, Hubaal, Somaliland Today, Foore, Saxansaxo, telefishannada Qaranka, HCTV, Royal TV, Universal TV, Radio Hargeysa, Tafaftiraha shebekada Araweelonews Carraale M. Jamaac iyo dhammaan bahda saxaafadda Somaliland waxay hambalyo iyo boggaadin u dirayaan
Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Oo 14 March 2013 arooskoodu ka dhacay hudheelka Craw nee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado, awlaad khayr qabtana Ilaahay kala siiyo. Aammiin…aammiin.

Aroos Wacan

Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Saciid Cabdillaahi, Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Cabdixakiim Maxamuud (Shirwac), Barkhad Maxmuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Axmed Maxamed Cabdilaahi (Bare), Xasan Cumar Xasan, Saciid Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale),Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Maxamed Xasan Dirir, Saciid Khadar Cabdillaahi,Saciid Cawil Axmed, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Barkhad Ladiif Cumar, Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Maxamed Faarax, Khadar Macalin Deeq, Najax Aadan Cunaaye, Cabdiqani Cabdilaahi
(Asparo) Cumar Seerbiya, Maxamed Daa’uud Yuusuf. Dhammaan Saxafiyiintaasi  waxay Hambalyo Aroos Wacan u Dirayaan
Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Oo 14 March 2013 arooskoodu ka dhacay huteelka Crawn ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado, awlaad khayr qabtana Ilaahay kala siiyo. Aammiin…aammiin.
.
Gudoomiyaha Jaamacada Alpha University  Maxamed Xuseen Cismaan, Gudoomiye Xigeenka C/risaaq Xusen Xasan, Cumar C/llaahi Xasan, Maxamed Xusen Jama, Eng. Rashiid Cumar Muxu’ed, Nimco Cali Odowaa, C/qani C/llaahi Maxu’ed, C/risaaq Xuseen Faarax iyo dhamaan Hawl wadeenada  Alpha University,  waxay Hanbalyo Aroos u dirayaan.
Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Oo 14 March 2013 arooskoodu ka dhacay huteelka Crawn ee magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado, awlaad khayr qabtana Ilaahay kala siiyo. Aammiin…aammiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>