Date archive forMarch, 2013
By info On Saturday, March 30th, 2013
0 Comments

Fadhiga Loo Balamay Ee Kulmiye Oo Laga Cabsiqabo In Uu Madasha Wax Ka Bedelo Ajande Kooxda Wasiiradda Waddaadu Hoosta Ku Wataan Oo Debeda Lagu Dhigayo Kornaylada

Hargeysa(ANN)Fadhi aan caadi ahayn oo loogu baaqay Golaha Dhexe ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ayaa la filayaa in maalinta  Axada ee beri uu ka dhaco  Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ka dhashay More...

By info On Saturday, March 30th, 2013
0 Comments

Xildhibaan Ka Mid Ahaa Xubnaha Ugu Caansan Guurtida Oo La Layahay Raq Iyo Ruux Kadib Markii Daad Ku Qaaday Dooxa Lafaruug Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Qof

  Berbera(ANN) Gaadhi  nooca loo yaqaan  Landcruserka ayaa galabta daad ku qaaday Dooxa Lafaruug ee u dhexeeya wadada isku xidha Berbera iyo Hargeysa.  More...

By info On Friday, March 29th, 2013
0 Comments

Maxaa Iska Bedelay Balanqaadka Imaaraadka Ee Dhismaha Wadada Ceergaabo Iyo Dhawaaqii Wefdiga Madaxweyne Siilaanyo? Faallo By, Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist

  Madaxweynaha Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayay oo Arbacadii Todobaadkan kusoo laabtay dalka kadib markii ay booqasho dhawr maalmood ah ku tageen  More...

By info On Friday, March 29th, 2013
0 Comments

Raysal Wasaaraha Somalia Iyo Xubnaha Golaha Wasiiradda Ee Weheliyay Oo Muqdisho Ku Laabtay Kadib Markii Lagu Kala Kacay Shirkii Kismaanyo

Kismaayo(ANN)Raysal wasaaraha Dawlada Somalia iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada oo maalmahan ku sugnaa Kismaayo ayaa dib ugu laabtay  More...

By info On Friday, March 29th, 2013
0 Comments

Shirkadda Dahabshiil Oo Oo Ka Mid Noqotay Muslimiinta Horumarka Ka Sameeyay Ingiriiska Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Madal Ay Madaxda Britain Ka Muuqdeen

Britain (ANN)Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto muslimiinta horumarka ballaadhan ka sameeyey dalka Britain oo la siiyo abaalmarin    More...

By info On Friday, March 29th, 2013
0 Comments

President of Somaliland seeks closer ties with UAE

  ABU DHABI (ANN) A Senior government figures from Somaliland have held three days of talks in the UAE on investments, aid and security.  More...

By info On Thursday, March 28th, 2013
0 Comments

Dhimashada Askar Ka Tirsan Ciidanka Milateriga DJibouti Iyo Kuwo La La’yahay Kadib Roobab Ka Da’ay Dalkaa Oo Sababay Khasaare Balaadhan

Djibouti(ANN)Roobab Mahiigaan ah oo ka da’ay Dalka Djibouti ayaa sababay khasaare naf iyo maalba ah. Kadib Roobabkaa oo da’ayay xalay waaberigii iyo  More...

By info On Thursday, March 28th, 2013
0 Comments

Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxweynaha Somaliland Kaga Soo Gurya Noqday Dalka Imaaraadka Carabta

Berbera(ANN)Guddoomiyayaasha Xisbiyada  UCID Eng. Faysal Cali Waraabe  iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay safarka Madaxweynaha iyo wefdigiisu kaga soo laabteen    More...

By info On Wednesday, March 27th, 2013
0 Comments

Meeting of Arab League leaders showcases Qatar’s growing political clout

DOHA(ANN) Qatar — Qatar’s emir looked over an assembly of Arab leaders Tuesday as both cordial host and impatient taskmaster. His welcoming remarks    More...

By info On Wednesday, March 27th, 2013
0 Comments

Hay’adda Human Rights Watch Oo Si Weyn U Canbaaraysay Dawlada Somalia Maalin Ka Dib Markii Madaxweyne Xasan Sheekh Qirtay Falalka Ciiddamadiisu Ku Hayaan Shacbiga

New York(ANN)Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee  Human Rights Watch ayaa si weyn ugu dhaleecaysay dowladda Federaalka ee Somalia gabood-fallo ka  More...