Dhegeysiga Dacwadda Saddex Masuul Oo Xukuumadda Somaliland Ku Eedeeysay Musuq-maasuq Oo Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Boqolaal Dadaweyne Ah Oo Ku Hungoobay Maxkamadda Hargeysa
Hargeysa(ANN)Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Maanta mar kale dib u dhigtay Dhagaysiga Dacwadii seddexda Masuul ee lagu eedeeyay Musuq-maamuqa Mucaawanadii Masaakiinta, kuwaas oo Xabsiga loo taxaabay Todobaadkii hore, isla markaana Maxkamaddu…