Date archive forMarch, 2012
By info On Saturday, March 31st, 2012
0 Comments

Booliska Somaliland Oo Loo Magcaabay Taliye Cusub

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa magcaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland caawa saqdii dhexe, kadib markii uu todobaadkii hore dalka Imaraadka Carabta ku geeriyooday  More...

By info On Saturday, March 31st, 2012
0 Comments

Maarreeyaha Cusub Ee Madaxweyne Siilaanyo U Magcaabay Madabacadda Qaranka Oo Xilka La Wareegay Iyo Maareeyihii Hore Oo Guullo Isku Taxay

Hargeysa(ANN)Maareeyaha cusub ee madbacadda qaranka Cabdillaahi Maxamed Jaamac (InaCaray),  ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Maareeyihii hore Cali Siciid Raygal oo si ku meelgaadh ah usii hayay xilkaa. More...

By info On Saturday, March 31st, 2012
0 Comments

Dawlada Denmark Ayaa Deeqdii U Horaysay Oo Mallaayiin Dollar Ah Ku Shubtay Sanduuq Loo Qorsheeyay Horumarinta Adeegyadda Aasaasiga Ah Ee Somaliland

Hargeysa(ANN)Dallada Jilayaasha ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa sheegtay in lacag malaayiin dollar ah oo la doonayo in mashaariic horumarineed lagaga fulayo Somaliland, isla markaana wax lagaga qabto adeegyada More...

By info On Saturday, March 31st, 2012
0 Comments

Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Oo Qiima-dhimistii Ugu Weynayd Ku Samaysay Telefoonada Gudaha Iyo Debedaba

Hargeysa(ANN)Shirakadda Isgaadhsiinta TELESOM, ayaa soo bandhigtay qiime dhimistii u weynayd ee ay u samayso macaamiisheeda. Iyadoo qiime  Telefoonadda gudaha iyo dibadaba. dhimista lagu sameysay  More...

By info On Friday, March 30th, 2012
0 Comments

Wefdi Ka Socda Safaarada Britain Ee Addis-ababa Oo Xabsiga Hargeysa Ku Booqday, Boqor Buur-madaw Iyo Laba Sarkaal Oo Ka Mid Ah Masuuliyiinta U Xidhan Musuq-maasuqa

Hargeysa(ANN)Wefti kasocday safaaradda Ingiriiska ee Addis ababa oo uu Hogaaminayay Mr.  Matt Woods oo ah xog-hayaha labaad ee safaaradaa Britain ayaa maanta booqasho ku yimi magaaladda Hargeysa. Weftiga Britain More...

By info On Friday, March 30th, 2012
0 Comments

Tahriibayaal Tiradii Ugu Badnayd Iyio Budhacad-badeed Todobaad Gudihii Lagu Qabtay Xeebaha Galbeedka Somaliland Iyo Masuuliyiin Ka Hadashay

Boorama(ANN)Badhasaab Ku xigeenka Gobolka Salal Cali Allaale Riyaalle ayaa sheegay inay xalay cawayskii ku qabteen magaaladda Saylac ee xarunta Gobolka Salal 55 qof oo tahriibeyaal ah kuwaas  oo doonayay inay sifo More...

By info On Thursday, March 29th, 2012
0 Comments

Xarunta Baadhista Denbiyada Ee CID-da Oo Looga Yeedhay Taliye Xigeenka Booliska Somaliland Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Doorkiisa Raashinka La Musuq-maasuqay

Hargeysa(ANN)Xarunta Baadhsita Denbiyada Somaliland ee loo yaqaan CID, ayaa looga yeedhay taliye xigeenka Booliska Somaliland C/raxmaan Liibaan (Fooxle). kadib markii uu dalka kusoo laabtay, isagoo ka mid ahaa wefdi More...

By info On Thursday, March 29th, 2012
0 Comments

Wefdi Ka Socda Dawlada Turkiga Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa caawa fiidkii qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi balaadhan oo ka socda Dawlada Turkiga, Safiirka Dawlada Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Kani Torin More...

By info On Wednesday, March 28th, 2012
0 Comments

Maxkamadda Hargeysa Oo Qoraal Amar Ah Ku cayintay In Hay’addaha Baadhistu Kusoo Dhamaystiraan Dacwaddaha Loo Haysto Masuuliyiinta Musuq-maasuqa U Xidhan Iyo Boqor Buur-madaw

Hargeysa(ANN) Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa qoraal ay ku  amartay hay’addaha dambi baadhista iyo xeer ilaalinta inay toddoba maalmood gudahood ku soo dhammaystiraan dacwadaha loo haysto Badhasaabkii Maroodi-jeex, More...

By info On Wednesday, March 28th, 2012
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sameeyay Magcaabis Iyo Xil-ka Qaadis Ku sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddiisa

  Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland ayaa magaacis iyo xil ka qaadis ku sameeyay Masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saaka waaberigii kasoo baxay xafiiska madaxweynaha oo ku More...