-
Published On: Thu, Mar 15th, 2012

Tacsi Reer Cumar Xasan Guuleed U Dirayaan Reer Ciise Xayd

Smiley face
Share This
Tags

Cali Cumar Xasan Guuleed,  Axmed Cumar  Xasan Guuleed,  Cabdixakiim  Cumar  Xasan Guuleed, C/llaahi Cumar Xasan Guuleed, Sitiin Cumar Xasan Guuleed, Siciid Cali Nuux,  Axmed Cumar Toosh, Faysal  Barre Kabayle,  Muqtaar Nuux Caalin iyo Dhamaan Guled  Park  Restaurant, waxay tacsi u

dirayaan Reer Ciise Xayd geerida marxuum
Carab CiiseXayd  oo ku geeriyooday Magaalada Minneapolis gobalka Minnesota ee dalka maraykanka, marxuumkaa oo Jimacaha lagu aasayo Minnesota,  waxaanay illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo,  
Aamiin    Aamiin       Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>