Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Hadashay Kulan Lagu Gorfaynayo Sidii Shaqooyin Loogu Abuuri Lahaa Dhalinyarada
Hargeysa(ANN)Kulan ku saabsan qaabka wax looga qabanayo shaqo la’aanta ka taagan Somaliland, isla markaana loo samayn lahaa shaqo abuuris ee loo tayayn lahaa shaqada iyo shaqalaha ayaa maanta lagu qabtay…