Madaxweyne; Sidee Baad U Maareyn Mucuurtoonka Shacbiga Ee Dhinaca Maceeshada Faallo…. Weriye Cumar Maxamed Faarax
Inkasta oo ay la dhaqan, dhalasho iyo suuradba yihiin ummadooda reer Somaliland, waxay xarfaan ku yihiin yab-yabka adduunyada, dedaalkooda dheef doonka ahina ma yara. Waa muqaalka iyo sawirka ganacsatada waaweyn…
Libya and Yemen Try to Suppress Protests
Durables/Sana’a (ANN) Cities across northern Africa and the Middle East teetered on a knife’s edge on Saturday as shaken governments in Libya and Yemen made new moves to stifle waves…
Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Kumanaan Qof Oo Ka Qaybgalay Aaska Marxuum Mujaahid Cali Hayaan
Burco (ANN)Alle ha u naxaristee Mujaahid Cali Ismaaciil Xaashi (Cali Hayaan) oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee SNM aya maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Burco maanta,…
Mucaaridka Djibouti Oo Bilaabay Inay Shacbigoodu Ku Biiraan Kacdoonada Gil-gilay Dunnida Carabta Iyo Hogaamiyaha Liibiya Qadaafi Oo Ku Baaqay Shirweyne Qaran
Djibouti (ANN) Kumanaan qof ayaa maanta isugu soo baxay bannaanbaxyo bilaw u ah sidii xukunka looga tuuri lahaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, waxaana debedbaxayaashu ka dalbadeen Madaxweynaha Djibouti inuu xukunka…
Libya, Bahrain, Yemen unrest not quelled by violence
Demands for reform escalate to calls for ouster of monarchy in Bahrain; thousands take to streets in Libya, Yemen.
Xasillooni Darrada Bariga Dhexe, Mudaharaadyada Xukunka Lagaga Tuurayo Digtaytarada Iyo Cabsida Reer galbeedka
Labo bilood oo keliya ayaa ka soo wareegtay markii muddaharaadkii ugu horreeyay uu ka bilawday dalka Tunisia. Wiil dhallinyaro ah oo noloshu aad ugu adkaatay ayaa dhintay kaddib markii uu…
Egypt to Let Iran Warships Use Canal on Way to Syria
Egypt approved a request from Iran to send two naval ships through the Suez Canal on their way to Syria, a move that has ratcheted up Middle East tensions and…
Dahabshiil Helps Strengthen Somali Currency, Says The Economist
LONDON, February 16, 2011 /PRNewswire/ — In an article titled, ‘Commerce amid the chaos’, The Economist this week referred to the inherent instability of Somalia’s monetary system and described how…
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Xayiraad Saartay Ganacsato Iyo Shirkado Waaweyn Oo Caan Ka Ah Dalka
Hargeysa (ANN) Wasaaradda maaliyada somaliland ayaa amar ku bixisay in gabi ahaanba xayiraad la saaray sagaal iyo sodon ganacsadayaal iyo shirkado caan ka ah Somaliland inay kala baxaan dekedda magaalada…
Dawlada KMG Ee Somalia Oo Xabsiga U Taxaabtay Koox Ay Ku Jiraan Hogaamiye Kooxeedyadii Ugu Awooda Badnaa Ee Ka Talin Jiray Muqdisho
Muqdisho(ANN)Dowladda taagta daran ee ku meel gaadhka ah Soomaaliya TFG ayaa xabsiga u taxaabtay shan Nin oo qaarkood yihiin hogaamiye kooxeedyadii waqtiyada qaar ugu owooda badnaa Muqdisho ee ku amar…