-
Published On: Thu, Feb 17th, 2011

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Xayiraad Saartay Ganacsato Iyo Shirkado Waaweyn Oo Caan Ka Ah Dalka

Smiley face
Share This
Tags

Hargeysa (ANN) Wasaaradda maaliyada somaliland ayaa amar ku bixisay in gabi ahaanba xayiraad la saaray sagaal iyo sodon ganacsadayaal iyo shirkado caan ka ah Somaliland inay kala baxaan dekedda magaalada Berbera badeecado, isla markaana lasoo degaan ilaa ay bixinayaan lacagta cashuurta

ah ee ku waajibtay oo hore ugu baaqatay.
Sidaana waxa lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka Maaliyadda oo lagu socodsiiyay Dekedda Berbera maalintii shalay.

Wareegtadan ayaa sida ay wararku sheegayaan si rasmi ah uga dhaqan gashay Dekedda Magaalada Berbera, oo ah dekada ugu wayn ee ay ganacsatadu wax kala soo degaan ganacsatada ku qoran lifaaqa warqada uu wasiirka maaliyadu soo saaray.

Wareegtada ayaa lagu xusay in Wasiirka Maaliyaddu soo saaray ka dib markii ay ku baaqatay  ganacstadaa cashuuro ku waajibay oo hore, isla markaana waxaa lagu amray maamulka dekedda iyo maamulka Kastamka in aanay waxba kala soo degi Karin dekedda Berbera ilaa ay iska soo bixiyaan lacagtaa hore ee lagu leeyahay.

Magacyada Ganacsatada iyo lacagta lagu leeyahay ayaa waxa ay u dhigan tahay sidan.

1 Cabdi Xasan Tukaale                               44,119, 478
2 Cabdilaahi Jaamac                                3,073,152
3- Cabdilaahi Jaamac Aadan                    7,071,227
4- Cabdilaahi Jaamac Cumar                    7,507, 704
5- Cabdilaahi Jaamac Fidhin                     1,007,107
6- Cabdilaahi Xirsi Odowaa                       25, 598, 811
7- Cabdilaahi Maxamed Axmed                 25, 430, 711
8- Cabdikariin Axmed Cismaan                  1,914,075
9- Cabdiqani Cabdiraxmaan                        7,631, 858
10- cabdiqani jaamac xuseen                     1,524,111
11- cabdikariin cabdilaahi barre                  41,446, 547
12- abaadir cabdi xuseen                           1,828, 118
13- Esco                                                      970,723
14-Rashiid Ibraahim Ciise                           141,538,398
15- Total Merouge                                       119,690,067
16- xariir cabdi nuur                                      6,283,891
17- aadan jaamac xasan                              11,658,425
18- aadan xaaji nuur                                     51,813,083
19- abubakar qalinle shirwac                        5, 793,654
20- cabdinaasir maxamed jaamac               1,285,322
21- cabdiqaadir jaamac xuseen                   75,385,494
22- cali Cumar cigaal                                   58,394,569
23- deeq mire ismaaciil                               77,364,995
24- mawliid xaamud aadan                         117,850,535
25-Maxamed aadan mooge                       59.166,226
26- Maxamed Liibaan axmed                   47,785, 763
27- rashiid yuusuf ibraahim                      33,040,405
28- Al Mustaqiin General Trading            140,805,773
29- axmed xasan seed                             58,907,359
30- baxnaano                                           81,547,137
31- daahir muuse barre                           242,747,937
32- Maxamed Bacaluul Diiriye                 41,365, 359
33- Maxamed daahir ibraahim                 89,829,684
34- Maxamed xuseen (Indho Bir)           12,656,321
35- Mubaarig siciid Cige                          48,438,554
36- Xuseen Cabdilaahi Dacar                 45,842,657
37- Ismaaciil Maxamed Muuse                72,939,884
38- Cali Ibraahim Ciise                            31,139,473
39- Cabdiqaadir Cali Cilmi                       1,720,916

Isu Geyn                                                             1,946,570,498

Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail info@araweelonews.com

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>