Qaar ka Mid ah Ururada Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Xukuumada Iyo Xisbigeeda UDUB Ku Eedeeyay Inay Jebiyeen Xeerka Anshaxa Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid Ururada xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa ku eedeeyay xukuumada Somaliland iyo xisbigeeda UDUB inay jebiyeen xeerka anshaxa doorashada madaxtooyada ee ay wada saxeexeen saddexda xisbi qaran ee…