Maxkamadda Gobolka Saaxil Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday kaluumaysato Sharcidaro Kusoo Galay Biyaha Somaliland
Berbera(ANN)Maxkamada gobolka Saaxil ee magaalada Berbera, ayaa xukunno isugu jira ganaac lacageed iyo xadhig ku riday Doonyo kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Yamen. Kadib markii ay ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland…