Date archive forSeptember, 2013
By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya oo Cabsi ka Muujiyey Hanjabaadaha Ururka Al-shabaab

Muqdisho (Araweelo News Network) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa walaac iyo cabsi ka muujiyey khataraha ururka Al-shabaab ku hayo  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Dhukumentiyo Iyo Xoggo Sir Ah Oo Laga Xaday Xarunta Socdaalka Somaliland

Hargeysa (Araweelo News Network) Dhukumantiyo xambaarsan xogo muhiim ah iyo macluumaad dhinaca sirdoonka la xidhiidha iyo Faylal, ayaa laga xaday xarunta ciidanka  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Tirada Xubno Al-shabaab Lala Xidhiidhiyay Oo Ku Sugan Dalka Britain

London (Araweelo News Network)Dawladda Ingiriiska, ayaa soo bandhigtay tirada dad ay uga shakisan yihiin inay xidhiidh la leeyihiin kooxda Al-shabaab oo ku sugan  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Baaq U Jeediyay Shacbiga Golihiisa Wasiiraddana Ku Canaantay Inay U Guntadaan Hawlaha Qaranka

Haeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga reer Somaliland ugu baaqay  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Dhawaaq Kasoo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dareen Cabsi Ah Ka Abuuray Magaalada Ceergaabo.

Hargeysa(Araweelo News Netwok) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa  ka noqday dhawaaq hore uga soo baxay  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Gabboodka Talo Qasan: Dardargelinta Muranka-Xooggeeya Waa Waajib Qaran –Qaybtii Sadexaad.

Warsaxaafadeedkii 3aad Ka dib markii aannu aragnay in guusha keli ah ee ilaa hadda laga gaadhey yoolka isbahaysiga uu noqday soo-xerogelinta Odayada  More...

By info On Monday, September 30th, 2013
0 Comments

Warbixin Cusub Oo Xaqiijisay Doorka Ay Ku Lahayd Weerarkii Westgate Haweenayda Britishka Ah Ee Lagu Magcaabo Samantha

Nairobi(Arraweelo News)Warbixin cusub oo laga helay  haweenayda lagu magcaabo Samantha Lewthaithe oo ah gabadh u dhalatay dalka Britain, isla markaana  More...

By info On Sunday, September 29th, 2013
0 Comments

Warbaahinta Kenya Oo Soo Bandhigtay Fadeexada Ka Dhalatay Weerarkii Westagate Kadib Markii La Ogaaday In Kooxdii Weerarka Fulisay Ka Baxeen Dhismaha Daawo Video

Nairobi(Araweelo News Network) Warbaahinta Dalka Kenya ayaa soo bandhigtay fadeexado ka dhashay weerarkii Al-shabaab sheegatay ee Sabtidii 21 Sep  koox hubaysani ku qaadeen dhismaha weyn ee Westagate Mall , kaas More...

By info On Sunday, September 29th, 2013
0 Comments

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakiiladda U Gudbisay Odoroska Miisaaniyad Lasoo Barariyay Iyo Wasiir Samaale Sheegay In Ay Ku Jiraan Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamadda Oo La Kordhiyay Iyo Mashaariic Kale

Hargeysa(Araweelo News Network) Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa fadhigii  maanta ee golaha wakiilada hortegey si uu sharaxaad  More...

By info On Saturday, September 28th, 2013
0 Comments

Dhalinyaro Kasoo Boqoolay Britain Oo Lagu Qabtay Muqdisho Kadib Markii Lala Xidhiidhay Inay Qorshaynayeen Inay Qayb Ka Noqdaan Weerarkii Westgate

Muqdisho(Arraweelo News) Koox dhalinyaro Soomaali ah oo kasoo sadcaalay dhinaca dalka Britain  iyo meelo kale oo dalalka Yurub ah ayaa lagu qabtay Madaarka Madaarka Muqdisho maalintii shalay. Kadib markii lala More...