Pictures show where an upper-level car park collapsed at Kenya’s Westgate Mall after a four-day terrorist siege that left dozens dead and injured.Nairobi(Araweelo News Network) Warbaahinta Dalka Kenya ayaa soo bandhigtay fadeexado ka dhashay weerarkii Al-shabaab sheegatay ee Sabtidii 21 Sep  koox hubaysani ku qaadeen dhismaha weyn ee Westagate Mall , kaas oo

 

 

sababay dhimashada 68 qof iyo dhaawaca 175 qof, iyadoo weli la layahay ku dhowaad todobaatan qof oo la rumaysanayahay inay ku jiraan burburka dhimahaa.

Telefishan lagu magcaabo  Kenyan Citizen TV ayaa su’aalo badan hordhigay Dowladda Kenya, waxayna xaqiijiyeen in uu jiray kinal  weyn (Tunnel) oo 100 mtr ah ama biyo mareen ku yaala dhismaha, kaas  oo Biyaha Wasakhda ah loo qorsheeyay in ay  maraan, waxaana soo baxay warar sheegaya in kooxda weerarka fulisay dhismaha ka baxeen iyagoo bed qaba. Kadib markii ay dab qabadsiiyeen Habaynimadii Talaadada dhismahaa.

Muuqaal Veido ah oo lagu soo bandhigay warbixin ka hadlay sida wax u dhaceen ka daawo halkan Riix

arraweelo.com@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *