“Weli Ma Arag Qof illa-yaaba Mooyee Qof yidhaahda Bagaad Maxamed Xaashi Cod U Siisay, Waxay Ahayd Inuu Siyaasada Ka Fadhiisto“ Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga Somaliland
Hargeysa(Araweelo News Network))Wasiir Ku xigeenka Gaashaan-dhiga Somaliland Cabdi Daahir Camuud, ayaa jawaab ka bixiyay wax uu ku tilmaamay Gole la baxay