siilanHargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa  caawa isku bedel iyo magcaabis ku sameeyay Agaasimayaasha iyo Hay’addaha

 

Madaxa-banan qaarkood. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed  caawa kasoo baxay Madaxtooyadda, kaas oo lagu sheegay In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahadaan Agaasimeyaasha  Guud ee Wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Maareeyayaasha Hay’adaha madax-banaan.

 

 

Qoraalka ayaa u qornaa sidan:-

 

Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

 

Maxamed Sh. Cumar Xasan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah

 

Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

Dr. Cismaan Xuseen Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka

Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

 

Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha

 

Maxamed Cali Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda

 

Abiib Axmed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka

 

Cabdirisaaq Jaamac Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha

 

Maxamed Xuseen Axmed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska

 

Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga

 

Maxamed Jibriil Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta

 

Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka

 

Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control)

 

Cabdi Cali Jaamac  Xog-hayaha Guud ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)

 

Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha Hargeysa

 

Fahmi Cabdi Bidaar Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Ka Hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga (NERAD)

 

Qaasim Xasan Mataan Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka.

Waxaa xilalkii ay hayeen laga bedelay masuuliyiinta kala ah.

Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, kaas oo ahaa  Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay’adda Maamul Wanaaga

 

Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, kaas oo hore u ahaa Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaas oo hore Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka

Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha, kaas ooh ore u ahaa Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Caafimaadka

Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga, kaas oo hore u ahaa Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control), kaas ooh ore u ahaa Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta

 

Gudoomiyihii hore ee Guddida hore ee Ilaalinta Tayada (Quality Control) Siciid Saleebaan Mire, waxa lagu sheegay qoraalka inuu yahay Xil Suge Gudoomiyaha Guddida hore ee Ilaalinta Tayada (Quality Control)

 

Masuuliinta Xilalka laga nasiyey ayaa lagu sheegay qoraalka, kuwaas oo kala ah.

Maxamed Daahir Khayre oo ahaa  Xog-hayihii Guud ee Hore ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)

Cabdi Ibraahin Cabdilaahi Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Mustafe Maxamed Qodax Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska

Xuseen Xaaji Axmed Yuusuf Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka

Salaan Cabdi Cige Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *