Date archive forApril, 2012
By info On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Cismaan Hindi Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UDUB Ee Gudoomiyaha, Ku Xigeenkiisa Iyo Dhawaaq Kasoo Yeedhay Jamaal Cali Xuseen

  Hargeysa(ANN)Cismaan Cabdillahi Cigaal (Cisman Hindi), oo ka mid ah saraakiisha Xisbiga mucaaridka ee UDUB,  ayaa ka hadlay sababta keentay  in Khilaafka Xisbigu  dib ugu soo cusboonaado, Isagoo sharaxaad More...

By info On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Hadhay Ee UDHIS , Muj. Dhegaweyne Oo Gaadhay Burco, Kuna Hanjabay Banaanbaxyo Hubaysan Haddii Loo Baahdo

Burco(ANN) Guddoomiyaha Urursiyaasadeedka dhacay ee UDHIS Ibraahin C/llaahi Xuseen Dhegowayne iyo Saraakiil Ururkaa ah  ayaa  ku hanjabay banaanbaxyo ay samaynayaan oo ay adeegsan doonaan hub haddii loo baahdo, More...

By info On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Somaliland Government Deported A UN Officer To Nairobi

Hargeisa(ANN) Somaliland Government authorities expelled and banned U.N. Officer on Sunday April 29, after being involved in acts that violates the country’s religion and rooted cultural values. Without  court More...

By info On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Hanbalyo Dhalasho

Aabo Axmed Faarax Burraale, Hooyo Faadumo Muuse Xareed,  C/xakiin Axmed Faarax, Khadra Jibriil Yoonis,  Amran Axmed Faarax , Madiino Cilmi Faaraxm, Sacda Xuseen Cabdilaahi, Xasan Siciid Muxumed,  Mubaarik Axmed More...

By info On Sunday, April 29th, 2012
0 Comments

Khilaafka Xisbiga UDUB Oo Dib U Cusboonaaday Iyo Xubno Gudida Fulinta Ah Oo Dhaleeceeyay Garabka Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Dacwad U Gudbiyay Maxkamadda Sarre

Hargeysa(ANN)Xubno ka tirsan gudida fulinta ee xisbiga mucaaridka ee UDUB, ayaa ka hadlay khilaafka ib usoo cusboonaaday ee xisbigaa, kaas oo hada u dhexeeya gudoomiyaha xisbiga Daahir Rayaale Kaahin  iyo gudoomiye More...

By info On Saturday, April 28th, 2012
0 Comments

Musharaxii Dhinaca Facebook Jamaal Cali Xuseen Ee Xisbiga UDUB Ku kala Qaybsamay Oo U Guuray UCID Iyo Rayaale Oo La Doonayo In Xilka Laga Qaado, Kadib Khilaaf Dib Usoo Cusboonaaday

Dubai(ANN) Jamaal Cali Xuseen oo ahaa Aqoonyahan Dhalinyaro ah, isla markaana sanadkii hore markii uu kusoo biiray saaxada siyaasada sheegay inuu yahay Musharaxa doorashada Madaxtooyada ee xisbiga Mucaaridka UDUB,  More...

By info On Saturday, April 28th, 2012
0 Comments

Dersin Caruur Ah Oo Qaab Tuugo Ah Looga Soo Xaday Dalka Yaman Oo Lagu Qabtay Dekeda Berbera

Berbera(ANN)Ciidanka  Booliska Dekedda magaalada Berbera, ayaa gacanta ku dhigay sagaal caruur ah oo laga soo xaday dalka Yemen, kuwaas oo lagu soo qariyay  markab ka yimi dhinaca magaalada xeebta ah ee Cadan. More...

By info On Friday, April 27th, 2012
0 Comments

Gudoomiyaha UCID, Faysal Cali Waraabe Oo Imaraadka Kula Kulmay Madaxweyne Shariifka Somalia

Dubai(ANN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha dawladda taagta daran ee TFG-da Somalia Shariif Sh. Axmed, More...

By info On Friday, April 27th, 2012
0 Comments

Aggaasimihii Iska Casilay Wasaaradda Arrimaha Debeda Somaliland Ee Shaaciyay Fadeexadaha Musuq-maasuq Oo Sheegay Inuu Soo Wado Buug Uu Ugu Magacdaray Khiyaamo Qaran

  Runtii Waxaa dhamaan umada reer Somaliland saaran waajib sidii loo adkayn lahaa nabada iyo dawladnimada, islamrkaana looga talo bixin lahaa sidii lagu heli lahaa Dawlad Wanaag. Sidaad la socoteen markii aan xilka More...

By info On Thursday, April 26th, 2012
0 Comments

Al-shabaab Oo Beenisay Dilka Omar Hammami Al-amerki Iyo Dareenka Weli Ka Taagan Inuu Noolyahay Abu Mansuur

Somalia(ANN) Xarakada Al-shabaab,  ayaa  markii u horaysay ka bixisay jawaab kooban wararka tan iyo badhtamihii March warbaahintu qaadaa dhigaysay ee lagu sheegay inay kooxdaasi dileen Omar Hammami oo loo yaqaanay More...