-
Published On: Mon, Apr 30th, 2012

Hanbalyo Dhalasho

Smiley face
Share This
Tags

Hanbalyo Dhalasho Maxamed Citiraaf Iyo Marwadiisa Hodon Axmed Cali Oo Wiil Ugu Dhashay  HargeysaAabo Axmed Faarax Burraale, Hooyo Faadumo Muuse Xareed,  C/xakiin Axmed Faarax, Khadra Jibriil Yoonis,  Amran Axmed Faarax , Madiino Cilmi Faaraxm, Sacda Xuseen Cabdilaahi, Xasan Siciid Muxumed,  Mubaarik Axmed Faarax, Farxaan Cilmi Faarax, A/Qani Axmed Faarax, Mukhtaar

Muuse Muxumed, Sadiiq Cabdi Ibraahim, Maxamuud Axmed Maxamuud, Abshir Caqli Obsiiye, Jaamac Yaasin Bilaal , C/risaaq Sh.Cilmi Mixile, Naasir Yuusuf Daahir,  Maxamed Saleeban Cumar,  Maxamed Jamac Ismacil (Bisle), Fuaad Axmed Muuse.
Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Mustafe Axmed Faarax iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh.Xasan oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012,  Wiilkaa  oo  loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu  leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba anfaca Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>