Munaasibada Xil wareejinta Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Iyo Maareeyihii Hore Halkan Ka Daawo
http://youtu.be/PevSMaPDh78
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Hargeysa(ANN)Shir lagu falanqaynayay Baahiyaha Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, isla markaana dhaqaalle loogu ururinayo ayaa maanta lagu qabtay dhismaha Cusbitaalka Guud ee Hargeysa.Shirkaa oo ay ka soo qaybgaleen guddida caafimaadka…
Berbera(ANN)Badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ina Cali Hayste), ayaa jawaab ka bixiyay canbaaraynta iyo cabashooyinka qaybo ka mid ah bulshada Gobolka Saaxil u jeediyaan maamulkiisa iyo shaqadiisa oo qaarkood loo…
Hargeysa(ANN)Shirkadda AL-NUUR Furniture oo ah shirkad caan ka noqotay Somaliland, isla markaana keenta Aagabka Guryaha, Xafiisyada , Go’gosha, Hurdada, iyo gebi ahaanba waxyaabaha loo isticmaalo Hoyga ayaa shaacisay markii ugu…
Waxaa la caddeeyey in cunug waliba ku dhasho isaga oo Islaam ah waxaana sidaas Rasuulka ka weriyey Abii Hurayra oo ay qoreen Muslim iyo Bukhaariba oo caddaynaya in cunug waliba…
images/stories/adhbshl2.jpg Hargeysa(ANN)Laacibka Maxamuud Cabdi Xasan oo u ciyaarayey xulka kubadda cagta ee gobolka Maroodi-jeex ee ku guulaystay koobkii tartanka ee kubadda cagta, waxa shirkadda Dahabshiil ku abaalmarisay baabuur cusub oo…
Berbera(ANN)Maareeyihii mudada dheer maamulayay Dekedda mihiimka ah ee Magaalada Berbera Eng. Cali Xoor Xoor oo maanta Madaxweyne Siilaanyo dib ugu soo magcaabay xilkaa ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada…
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay wefdi u dirtay Dalka Masar, kaas oo noqonaya wefdigii ugu horeeyay ee Somaliland ka socda oo taga dalka Masar labaatnkii sannadood ee lasoo dhaafay,…
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Maareeyaihii Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, isla markaana dib u magcaabay Maareeyihii ugu mudada dheeraa ee soo mara Dekedda…
Brussels(ANN/WDN) Could you please give us brief general background information about the political situation in Djibouti? Mr. Ahmed Rayale: From independence till to date the country is run by a…