45 Muwaadiniin Somaliland U Dhashay Oo Duleedka Bali-gubadle Ay Ka Qabteen Ciidanka Ethiopia, Kadibna Xukun Ciqaaabeedyo Kala Duwan Lagu Riday Iyo Xaalada Werwerka Leh
Jig-jiga(ANN) Maxkamad sare ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee Jig-jiga ayaa maanta xukuno ciqaab ah oo kala duwan ku riday 45Muwaadin oo u dhashay Somaliland, kuwaas oo ciidamada booliska Jig-jiga…