“Ganacsatadeena Cashuur Lagama Qaado, Badeecado Dhacayna Way Soo Dejiyaan,”Guddomiyaha UCID. …….”Haddii Ururada La Furo Waxa Meesha Ka Baxaya Qod.88aad Ee Datuurka Faqradiisa Labaad.” Madaxweyne Xigeenkii Hore
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Baayac-mushtarka Somaliland ku eedeeyay inaanay bixin cashuurta ku waajibtay, taa bedelkeedana ay dalka keenaan badeecado dhacay. wuxuuna