Sarkaal Ka Tirsan Masuuliyiinta Kulmiye Ee Awdal Oo Ka Hadlay Dhcadooyinka Mudadii Codbixinta Doorashada Madaxtooyada
Boorame (ANN)-Mid ka mid ah saraakiisha sare ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa ayaa ka warbixiyay mushkiladihii ay kala kulmeen mudadii Ololaha iyo codbixinta doorashada madaxtooyada masuuliyiinta xukuumada iyo…
Gudidda Anshaxa Doorashada Madaxtooyada Oo Ka Digay Shaacinta Natiijooyin Aan Rasmi Ahayn
Hargeysa(ANN) Guddida Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxtooyadda Somaliland, ayaa soo saaray qoraal ay ku canbaaraynayaan baahinta iyo fidinta natiijooyin aan rasmi ahayn oo saxaafadu baahiso, isla markaana ka warbixiyay mudadii ay…
Kormeerayaasha Ka Socday Qaybaha Ururada Bulshada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabkii Codbixinta Doorashada
Hargeysa(ANN ) Kormeerayaasha ka socday Ururada Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland ee sabtidii todobaadkan ka qabsoontay dalka Somaliland. Qoraal ay maanta kazoo saareen…
Kormeerayaasha Ka Socday Qaybaha Ururada Bulshada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabkii Codbixinta Doorashada
Hargeysa(ANN ) Kormeerayaasha ka socday Ururada Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland ee sabtidii todobaadkan ka qabsoontay dalka Somaliland. Qoraal ay maanta kazoo saareen…
Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Ugu Dhawaaqayaan Natiijada Iyo Warbixinta Kormeerayaasha Caalamiga Ah
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise xamari), ayaa faahfaahin ka bixiyey, halka ay marayso tirinta codadkii
Kormeerayaasha Caalamiga Ah Oo Calaamadiyay Deegaamo Gaara Mudadii Ay Ku Jireen Kormeerka Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa (ANN)-Goobjoogayaashii Caalamiga ahaa dalka Somaliland u yimi inay dusha ka ilaaliyaan doorashada madaxtooyada ee dalka ka dhacday sabtidii todobaadkii aynu ka soo gudubnay, ayaa
Bilawga Tirinta Codadka Oo Ka Socota Goobaha, Cabashada Komishanka Ee Faragelinta Xisbiyada Iyo Jawigii Bilawgii Hawsha Codbixinta Ee Maanta
Hargeysa (ANN)-Goobaha codbixinta ee degmooyinka iyo gebolada dalka ayaa gebi ahaanba albaabada loo xidhay xiligii loo qorsheeyay ee makhribkii caawa. Ka dib markii ay codbixinta oo ilaa saaka socotay
Xarunta Wadahadlka Iyo Dumuqraadiyada Oo Markii Labaad Soo Saartay Natiijada Saadaasha Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa(ANN)- Xarunta Wadahadalka iyo dumuqraadiyada ayaa markii labaad soo saartay daraasad lagu saadaalinayo natiijada codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta cod bxinteedu ka socotay
Axmed Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xubnaha Is Casilay Ee Xukuumada Rayaale Iyo Fariin Ku Wajahan Bulshada Codkeeda Bixinaysa Doorashada
Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah KULMIYE ee Musharaxa Jagada Madaxweynaha xisbigaa Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka Reer Somaliland uggu baaqay
Diyaargarawga Sawaxanka Gaadiidka Iyo Dadka Ee Loogu Dareerayao Codbixinta Subaxnimada Ka Bilaabmay Dalka Oo Maanta Ilaa Xalay Si weyn Jawiga U Bedeshay Magaalooyinka Waawey
Hargeysa (ANN) Diyaar garawga iyo tabaabulshaha loogu dareerayo subaxnimada cod bixinta doorashada ayaa maanta ilaa