Dalka Shiinaha Oo Laga Mamnuucay Soonka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Xinjiang(Araweelo News Network)Dawlada Shiinaha ayaa mamnuucday in dalkeeda laga soomo bisha Barakaysan ee Ramadaan oo dunida Islaamka oo dhan laga soomo,
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Xinjiang(Araweelo News Network)Dawlada Shiinaha ayaa mamnuucday in dalkeeda laga soomo bisha Barakaysan ee Ramadaan oo dunida Islaamka oo dhan laga soomo,
Nairobi(Araweelo News Network)Dayuurad nooca xamuulka qaada ah ayaa ku dul bur burtay dhismo ku yaala magaalada Nairobi, waxaana shilkaa ku dhintay ilaa inta la ogyahay
London(Araweelo News Network)Taliyihii Sirdoonka Somaliland Janaral Maxamed Nuur Xirsi oo ku sugan magaaladda London, ayaa wareysi uu la yeeshay tifaftiraha shabakadda ramaasnews waxa uu ku iftiimiyey
Hargeysa(Araweelo News Network)Ganacsade Maxamed Aw-Siciid iyo Odayaal kale ayaa ku mashquulsan sidii loo soo afjari lahaa khilaafka Xisbiga Kulmiye ee dib usoo laabtay
Hargeysa(Araweelo News Network)Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha
Mahlakadda, Aafadda iyo masiibadda Qaran ee TAHRIIBTU waa mid deris iyo rafiiq la noqotay Da’yarta ka qalin-jebisa Dugsiyadda sare Iyo Jaamacaddaha Somaliland.
Gal-guduud(Araweelo News Network)Al-shabaab ayaa sheegatay in ay dhulka soo dhigtay Diyaarad nooca loo yaqaan Helekoptarta oo saad u siday Ciidamada Ethiopia ee ku sugan
Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka bixinaysa eedaymo uu Wasiirkii hore ee Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi u jeediyay
Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo 23 jirsaday waqtigan, isla markaana horumar bulsho iyo mid dhaqan-dhaqaaleba gaadhay wixii ka dambeeyey sannadkii 1991-kii oo
Sida aynu ka warqabno waxa inoo soo galaysa bishii baraysnayd ee Ramadaan oo ah bil khayr badan oo dadka Muslimiinta ahi ay ajarkeeda ku dadaalaan iskana dhafaan wax kasta oo