-
Published On: Sun, Jul 27th, 2014

TACSI INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: Marxuum Saleebaan Yuusuf Xaaji Ducaale

Smiley face
Share This
Tags

 

Tafaftiraha Shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com Carraale M. Jama, dhamaan Maamulka hawl-wadeenada iyo shaqaalaha shebekadaha Araweelooyinka,Prof. Cabduqaadir Jibriil Ducaale,

 

Aqoonyahan Cabdullaahi Jaamac Cali Dheere, Mustafe Cabdullaahi Cali, dhaman  waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska \Reer Yuusuf Ducaale iyo dhamaan Reer Ducaale, iyagoo ka tacsiyaynaya geerida naxdinta ah ee ku timi Marxuum Saleebaan Yuusuf Xaaji Ducaale (Saleebaan Food) oo galabta 27 july 2014. ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Marxuumka oo caawa lagu aasay xabaalaha Naasa-hablood ee Bariga magaalada Hargeysa, waxay Illaahay uga Baryayaan inuu Naxariistii Jana Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii iyo asxaabtiina uu ka baxayna Samir iyo Iimaan sareecana ka siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>