Date archive forMarch, 2014
By info On Sunday, March 30th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Dalka Gambia Oo Luqada Koowaad Ee Dalkiisa Ka Dhigay Carabi Kana Saaray Barwaaqa Sooranka

Baanjo(Araweelo News Network)Madaxweynaha Dalka Gambia Yaxye Jaamac ayaa gebi ahaanba ka joojiyay  More...

By info On Sunday, March 30th, 2014
0 Comments

Wefdi Xukuumadda Somaliland Ah Oo Dalka Turkiga Ugu Baxay Si Ay Wadahadal Ula Yeeshaan Wefdi Ka Socda Somalia

  Hargeysa(Arraweelo News)Wefdi ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maanta u anbabaxay dalka Turkiga, halkaas oo ay wada hadal kula yeelanayaan wefdi ka socda xukumadda Somalia. sidaana  More...

By info On Saturday, March 29th, 2014
0 Comments

Dhakhtar Kumanaan Qof Loo Diiwaangeliyay Oo Booliska Hargeysa Shaqada Ka Joojiyeen Iyo Dakii Lacagta Laga Qaaday Oo Ku Hungoobay

Hargeysa(Araweelo News Network)Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaqadii ka joojiyay Dr. Cali Macaw oo ah dhakhtar ka yimi dhinaca dalka Britain oo kumanaan qof loo diiwaangeliyay  More...

By info On Saturday, March 29th, 2014
0 Comments

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Waraysi Uu Siiyay Maxadadda Caalamiga Ah CNBC Kaga Hadlay Arrimo Baddan

    Nairobi(Araweelo News Networ)Wasiirka Ganacsiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa sheegay in ay Somaliland tahay dal xasilloon oo leh nidaam dimuqraadiyadeed oo  More...

By info On Saturday, March 29th, 2014
0 Comments

Wasiirka Maddaxtooyadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fuliyay Gobolka Togdheer

  Burco(Araweelo News Network)Wasiirka Madaxtoyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu Hoggaaminayay oo mashaariic dhinaca horumarka ah ka waday deegaamada Qoyaale ayaa sshalay xadhiga ka jaray  More...

By info On Thursday, March 27th, 2014
0 Comments

Somaliland Dalka Britain Uga Cabatay Digniinaha Dhinaca Amaanka Ee Ku Waajahan Mandaqada

Hargeysa(Araweelo News Network)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo waddanka Boqortooyadda Ingiriiska uga cabatay in digniinaha dinaca socdaalka la xidhiidha ee hoos loogu dhigo xaaladda  More...

By info On Thursday, March 27th, 2014
0 Comments

Prof. Maxamed Siciid Gees Oo Ka Sheekeeyay Kulan Taariikhi Ah Oo Dhexmaray Madaxweyne Cigaal Iyo Boqorkii Xiliggaa Ee Ethiopia . Q/Labaad

Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah, ayaa qormadiisa toddobaadkan ee Dharaaro Xusuustood ku soo qaatay kulan taariikhi ah oo 19kii bishii May 1960-kii ku dhexmaray  More...

By info On Thursday, March 27th, 2014
0 Comments

Badhasaabka Awdal Oo Kulan La Yeeshay Maamulka Iyo Hay’addaha Dawlada Ee Boorama Kana Hadlay Isbedel Uu Ku Arkay Gobolka Mudadii Uu Ka Maqnaa Iyo Arrimo Kale

Boorama(Araweelo News Network) Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Cabdoo Axmed Aayar ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Boorama kaddib kudhawaad laba bilood oo uu dalka debeddiisa ugu maqanaa  More...

By info On Thursday, March 27th, 2014
0 Comments

Tantan Fahamka Qur’aanka Kariimka ah oo loo Qabtay Ardayda Jaamacaddaha Geeska iyo Hargeysa

Hargeysa (Araweelo News Network ) Tartan fahamka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa loo qabtay lixdan arday oo ka kala socda Jaamacaddaha Geeska (International Horn University)  iyo   More...

By info On Wednesday, March 26th, 2014
0 Comments

Dhegeysiga Dacwada Dilkii Foosha Xumaa Ee Lagu Khaarajiyay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Markii Labaad Ka Furmay Maxakamadda Hargeysa

Hargeysa(Araweelo News Network)Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa dhegeystay markii labaad saka Kiiska Dilkii foosha xumaa ee bishii hore lagu khaarajiyay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo ahayd Haweenay  More...