Halkan Ka Daawo Masuuliyiinta Axsaabta Mucaaradka Iyo Salaadiin Canbaareeyay Falkii Lagula Kacay Maxamed Kaahin
Hargeysa(Araweelonews Network) Masuuliyiinta Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADANI iyo UCID iyo sidoo kale Madaxdhaqameedka Somaliland qaarkood ayaa canbaareeyay falka weerarka ahaa ee shalay