Date archive forNovember, 2013
By info On Saturday, November 30th, 2013
0 Comments

Baarlamaanka Somalia Oo Fadhi Xaasaasi Ah Ka Yeeshay Muranka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysalwasaare Saacid

Muqdisho(Araweelo News Network) Baarlamaanka Dawlada Federaalka ee Somalia ayaa maanta yeeshay kulan xaasaasi ah oo si weyn indhaha loogu hayhay, kaas oo ujeedadiisu ahayd in miiska lasoo saaro mooshinka dhan ah More...

By info On Saturday, November 30th, 2013
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Negaaday Safar Uu Ku Tegey Gebilay Iyo Jawiga Uu Kala Kulmay

Gebilay(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuu d(Siilaanyo) ayaa ku negaaday magaalada Gebilay, kadib safar uu saaka ku tegey halkaa oo u jeedadiisu ahayd inuu ka qayb galo munaasibad More...

By info On Saturday, November 30th, 2013
0 Comments

Wasiirka Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Oo Soo Afjartay Khilaaf Mudo Ka Taagnaa Mashruuc Bangiga Aduunku Bixiyay

Hargeysa(Araweelo News Network) Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil (Boondare) ayaa soo afjartay khilaaf iyo muran ka taaganaa Mashruuc la doonayay in  More...

By info On Saturday, November 30th, 2013
0 Comments

War hordhac Ah Baarlamanka Somalia Oo Maanta U Codka Kalsoonida U Qaadaya Raysalwasaare Saacid

Muqdisho(Arraweelo News Network) Baarlamaanka Soamalia ayaa maanta yeelanaya fadhi la doonayo in codka kalsoonida loo qaado raysalwasaha  Cabdi Faarax  More...

By info On Friday, November 29th, 2013
0 Comments

Midawga Yurub Oo Masuuliyiinta Somalia Ku Tilmaamay Kuwo Ka Beensheegaya Mashaariicda Ay Ka Wadaan Somalia Oo Aan Waxba Lagu Aamini Karin

Bruezalles( Arraweelo News Network) Midawga Yurub ayaa waxaba kama jiraan ka dhigay dhawaaq kasoo yeedhay Masuuliyiinta dawlada Somalia ee Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo  More...

By info On Thursday, November 28th, 2013
0 Comments

Somaliland Oo Heshiish Mashaariic Ku Kacaya Malaayiin Dollar La Gashay Dalalka Britain Iyo Denmark Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Loo Fulinayo

Hargeysa(Arraweelo News Network) Xukuumadda Somaliland ayaa mashaariic ku kacaya malaayiin dollar ah loogu tala galay dhinaca Horumarinta ilaha dhaqaalaha iyo addeegayada  More...

By info On Thursday, November 28th, 2013
0 Comments

Doonnidda Sabaynaysa Badweynta Siyaasadda Somaliland

Waxay ahaayeen xubno tiradoodu kor u dhaaftay sideetaneeyo oo ka kala yimi sadex kooxood oo tartanka kubada siyaasadu  ka dhexeeyay.  More...

By info On Thursday, November 28th, 2013
0 Comments

Mid Ka Mid Ah Iimaamyada Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Uga Qayliyay Dugsi Waxbarasho Oo Hoy U Noqday Sinada Iyo Fawaaxishka

Hargeysa(Araweelo News Network) Sheekh Axmed Aadan oo ka mid ah Iimaamyada Masaajida magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga qayliyay Dusgsi Waxbarasho oo ku yaal duleedka  More...

By info On Thursday, November 28th, 2013
0 Comments

Tacadiyadda Kufsiga Iyo Gabood-falada Ka Dhacay Somaliland Sanadkan Oo Keliya Oo Muujiyay Xaalad Wer-wer leh

Hargeysa(Arraweelo News Network) Taciyadda kufsiga iyo gabood-falada laga galo haweenka ayaa kor u kacay sanadkan, taas oo muujisay xaalad wer-wer leh.  More...

By info On Thursday, November 28th, 2013
0 Comments

Ethiopia Oo Kumanaan Muwaadiniinteeda Ah kala Baxay Sucuudiga

Addis Ababa(Araweelo News Network) Dawlada Dalka Ethiopia ayaa muwaadiniinteeda kala baxay dalka Sucuudiga. Kadib markii uu sharci cusub oo dalka lagaga saarayo malaayiin ajaanib ah soo saaray  More...