Sheekadda Qurbe-joog , Qiso Qof, Qoys iyo Qaran! By Maxamed Haaruun.Qaybihii 10aad iyo 11aad
…..Gudigii waa la dhisay, waxaana madax looga dhigay Sheekh Cawaale Aw Samatar oo ahaa nin dhalinyaro ah oo wadaad ah. Waakii khudbad loo qushuucay goobta ka jeedshay ee ku dheeraaday…