Date archive forDecember, 2012
By info On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Dareen Cabsi Leh Ka Muujiyay Warbaahinta Iyo Duruufaha Ka Dhashay Doorashooyinkii Dalka Ka Dhacay

Hargeysa(ANN)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir(Cukuse), ayaa wer wer ka muujiyay doorka saxaafada Somaliland, wuxuuna tusaale usoo qaatay marxaladihii ay soo martay More...

By info On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qalinka Ku Duugay Dhaqangelinta Miisaaniyada 2013

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo  ayaa maanta Qalinka ku duugay Dhaqan gelinta Miisaaniyad sanadeedka qaranka ee 2013-ka, taas oo shalay Golaha Wakiiladda Somaliland duuduub ku  Ansixityeen. More...

By info On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Diiwaangelinta Hantida Xildhibaannada Golayaasha Degaanka Somaliland Iyo Sharciga Waajibinaya

Hargeysa(ANN)Dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka jira sharci dhaqan-gal ah oo waajibinaya in la diiwaangeliyo hantida xildhibaannada cusub ee golayaasha degaanka si loo ogaado mudane kasta maalkiisa ka hor inta More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Sirdoonka Maraykanka Oo Xanibay Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Farah

Oregon(ANN)Orodyahanka u dhashay Britain Mo Faarax ee haysta bilada dahabka ah ayaa laamaha sirdoonka dalka Maraykanka su’aalo ku weydiiyeen garoonka magaalada Portland ee gobolka Oregon. Mo Farah iyo qoyskiisa More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Mo Farah held by US customs on suspicion of being a terrorist

Washinton(ANN)Team GB’s Olympic hero Mo Farah’s two gold medals could not prevent him being held by US customs officials on suspicion of terrorism as he    More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo La Kulmay Mawjado Mudaharaad Rabashado Wata Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Boorama(ANN) Mudaharaadyo rabshada wata ayaa dib uga bilaabmay caawa fiidkii magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. kadib markii ay gaadheen halkaa wefdi uu hogaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Salaadiinta Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay Kulan Casuumadeed Madaxweyne Siilaanyo U Sameeyay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey inta badan Salaadiinta Somaliland ee ku sugan caasimadda Hargeysa.  More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Sheegay In Madaxweyne Iyo Shicib Aanay Jirin Cid Ka Baxsan Karta Xeerka Ciqaabta, Ceebna Ku Tilmaamay In Haweenka Uurka Leh La Xukumo

Hargeysa(ANNGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Caddaaladda Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa daboolka ka qaaday inay taagan yihiin kiisas fara badan badan aan cid fulisa More...

By info On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

“The Government of the Republic of Somaliland congratulates its people on successful local elections, ” Press Release: Somaliland Foreign Affairs

The Government of the Republic of Somaliland welcomes the outcome of Somaliland’s November 28th local elections, our latest in a series of several presidential, parliamentary and local elections stretching back More...

By info On Saturday, December 29th, 2012
0 Comments

Hogaamiyayaasha Laba Ka Mid Ah Ururadii Hadhay Oo Ku Gacan Saydhay Casuumad Madaxweyne Siilaanyo U Fidiyay

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan marti qaad ah u fidiyay Caawa Gudoomiyayaasha Afar urur siyaasadeed oo ka mid ahaa kuwii ka qayb galay Doorashadii golayaasha deegaanka More...