Ceergaabo(ANN)Komishanka doorashooyinka ee degmadda Ceergaabo ayaa caawa ku dhawaaqay natiijadda hordhaca ah ee doorashadda deegaanka ee 28 Nov,  ka dhacday dalka iyo tirada kuraasta ay ka kala heleen Ururada ku tartamayay doorashadaa golaha deegaanka ee

Degmada Ceergaabo oo ka mid ah degmooyinka derejada A.

Degmada Ceergaabo tirada guud ee dadka ka codkooda dhibtay lagu sheegay  66,988 .  Iyadoo kuraasta 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Ceerrgaabo iyo codadka  ay u kala heleen Ururadu sidan:-

WADDANI, wuxuu helay tiradada codadka degmada  18828  cod, wuxuuna  helay  6 kursi

Kulmiye wuxuu helay tiradada codadka degmada 15866 cod wuxuuna  helay 5 kursi

UMMADA wuxuu helay tiradada codadka degmada 13919 cod, wuxuuna  helay 4 kursi

Rays wuxuu helay tiradada codadka degmada 5114 cod,  wuxuuna  helay 2 kursi

UCID wuxuu helay tiradada codadka degmada 5658 cod,  wuxuuna helay 2 kursi

Xaqsoor wuxuu helay tiradada codadka degmada 4898 cod, wuxuuna  helay 1 kursi

Dalsan wuxuu helay tiradada codadka degmada 2714  cod, wuxuuna helay 1 kursi

Dhinaca kale Degmada Ceergaabo ayaa noqonay degmadii labaad ee derejada A lagu dhawaaqo, iyadoo Degmooyinka Berbera, Burco, Gebilay iyo Hargeysa weli ay socdaan tirooyinka codadka, kuwaas oo la filayo qaarkood in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda. 

Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *