Boorama(ANN)Komishanka doorashooyinka degmadda Boorama ayaa  ku dhawaaqay Natiijadda codbixintii doorashada golaha deegaanka Degmada Boorama iyo kuraasta ay kala heleen Ururada ku tartamayay doorashadaa.

Boorama oo ah Degmadii ugu horaysay ee derejada A, isla markaana kuraasteedu yihiin 21 kursi, waxa loo kala helay sidan:-
Kulmiye 7 kursi. Wadani 4 kursi, UCid 3 kursi, UMMADA 3 kursi, RAYS 2 Kursi, Dalsan 1 kursi, Xaqsoor 1 kursi.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *