Xeer-Ilaaliyaha Qaranka Oo Jawaab Sharci Ah U Waayay Xadhiga Boqor Buurmadaw Iyo Masuul Hore Isaga Casilay Xukuumadda Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Eego Caddaaladdii Uu Jeclaa
Hargeysa (ANN)Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan, ayaa jawaab sharciya u waayay xadhigga muddo-dhaafay ee Boqor Cismaan Buur-madow oo muddo boqol iyo labaatan habeen u xidhan fekerkiisa iyo rayigiisa,…