Date archive forJuly, 2012
By info On Tuesday, July 31st, 2012
0 Comments

Hanti-dhawrka Guud Ee Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa(ANN)Hanti-dhawr guud ee qaranka Somaliland , ayaa maanta xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland oo ahaa  More...

By info On Tuesday, July 31st, 2012
0 Comments

Boqor Buur-madaw Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Koox Madaxdhaqameedka Somaliland Ah Oo Ku Baaqay Inay Isugu Yimaadaan Shir Aan Ujeedadiisu Cadayn

Hargeysa(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw), ayaa xalay guriisa ku qaabilay qaar ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland, kuwaas  oo maalmahanba  More...

By info On Tuesday, July 31st, 2012
0 Comments

Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Gebilay

Gebilay(ANN) Shan qof ayaa ku dhintay shil gaadhi oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka dhinaca Galbeed ee Magaaladda Gabiley. Kadib markii uu gaadhi kuwa shirkadda qaadka ee Ina Gaafane dulmaray gaadhi More...

By info On Monday, July 30th, 2012
0 Comments

Shirka Odayaasha Dhaqanka Ee Muqdisho Oo Buuq Hakiyay Iyo Qorshayaasha Laysku Diidanyahay

Muqdisho(ANN)Shirkii Odayaasha dhaqanka Soomaalida ee ka socday Muqdisho, ayaa la hakiyay. Kadib  markii buuq iyo sawaxan ka bilaabmay maanta  hoolka uu shirku ka socday, isla markaana qaar ka mid ah ergooyinku More...

By info On Monday, July 30th, 2012
0 Comments

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Tababar Ugu Xidhay Mandheera Bolaal Ciidanka Booliska Lagu Kordhiyay

Hargeysa(ANN)Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka Mandheera 362 askari oo Boolis ah, kuwaas  oo muddo Afar bilood ah baranayay More...

By info On Sunday, July 29th, 2012
0 Comments

Baaq Ku Waajahan Bulshada Soomaalida Oo La Doonayo In Dhaqaale Lagu Taageero Mishiinka Kelyaha Ee Cusbitaalka Hargeysa

Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxmed ( Xuseen Xoog ),  oo ay weheliyaan  agaasimaha guud ee cisbitaalka guud ee Hargaysa, gudida cisbitaalkaa iyo ehelada dadka kalyaha More...

By info On Saturday, July 28th, 2012
0 Comments

Gudoomiyaha UCID Oo Weeraray Al-Islaax Oo Ku Shirtay Hargeysa

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si kulul u weeraray dhaqdhaaqyo siyaasadeed oo xarakada diimeed ee Al-Islaax beryahan dambe ka wadeen Somaliland. Eng. Faysal More...

By info On Saturday, July 28th, 2012
0 Comments

Haweenka Reer Kuwait Oo Dalbaday Inay Rag Kasoo Iibsadaan Wadamada Muslinka Ah

Kuwait (ANN)Haweenay lagu magacaabo Salwa Mudiiri oo ah siyaasiyad hore isugu sharaxday in ay ka mid noqoto Baarlamaanka dalka Kuweyt ayaa xukuumada iyo Baarlamanka dalkaas u soo jeedisay in ay u ogolaadaan haweenka More...

By info On Friday, July 27th, 2012
0 Comments

Qaraxyo Gil-gilay Muqdsiho Oo Hakiyay Shirka Odayaasha Dhaqanka Ee Soomaalida

Muqdsiho(ANN)Shirkii Odayaasha dhaqanka Soomaalida ee ka socday Muqdisho, ayaa la hakiyay. Kadib  markii qarax khasaare geystay oo lagu weerarayay hoolka uu shirku ka socday, kaas oo  lala beegsaday barxada More...

By info On Friday, July 27th, 2012
0 Comments

Somaliland Oo Dhaleecaysay Koox Urur Diineed Oo Ku Shiray Hargeysa, Sheegtayna Inay Hakisay Wadahadaladii Ay La Lahayd Somalia

Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay inay  xukuumadda Somaliland hakisay wada hadaladii ay la lahayd dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, isagoo xusay inay More...