Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Oo Ka Hadlay Gogosha Nabadeed Ee Xukuumadda Somaliland Ku Baaqday Marar Baddan Oo Aan Weli Laga Jawaabin Iyo Asbaabaha Xukuumaddu Uga Qaybgashay Shirka London
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaarradda Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland diyaar u tahay inay dadka Sool iyo Buuhoodle kala hadasho wax kasta oo aan ahayn qaranimada iyo gooni…