Date archive forFebruary, 2012
By info On Wednesday, February 29th, 2012
0 Comments

Hogaamiye Caan Ah Oo Ka Tirsan Al-Qaidida Aasaastay Al-Shabaab Oo Gacanta Lagu Dhigay

Egypt (ANN)Telefishanka Al-Jazira, ayaa ku sheegay warar hordhac ah oo sheegaya in laqabtay Max’med Mukaawi Seyful Cadli Almisri oo kamid ah ragga ugu sarsareeya, isla markaana  uguna caansan hogaanka Al-Qaida. More...

By info On Wednesday, February 29th, 2012
0 Comments

Hawlgal Cagafyadda Dawlada Hoose Iyo Boolisku Saaka Ku Galaalafeen Wadhatada Danyarta Ah Ee Jidka Wadnaha Hargeysa, Dhimashada, Dhaawaca Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga

Hargeysa(ANN)Ciidamadda Booliska oo khaashanaya Cagafyada Dawlada Hoose ee  Hargeysa, ayaa saaka subaxnimadii hore galaalafay ganacsatada danyarta ah ee degnaa hareeraha wadada wadnaha magaalada Hargeysa. Kadib More...

By info On Tuesday, February 28th, 2012
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Go,aamadii Shirka London Iyo Britain Oo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia U Wakiilatay Dalka Qadar

London(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan go’aamaddii kasoo baxay shirka London ee arrimaha Somalia. sidoo kalena ay soo dhowaynayaan wadahadal More...

By info On Tuesday, February 28th, 2012
0 Comments

Sheekha Xaaful-Quraanka Ee U Dhashay Dalka Tanzania Oo Ducooyin Ka Jeediyay Madaxtooyadda Somaliland

Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdullaahi Ismaaciil, isla markaana ah ku simaha Madaxweynaha ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda  ku qaabiley wefti uu hoggaaminayay Sheekha Shariif Makididi More...

By info On Tuesday, February 28th, 2012
0 Comments

Sheekha Xaaful-Quraanka Ee U Dhashay Dalka Tanzania Oo Ducooyin Ka Jeediyay Madaxtooyadda Somaliland

Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdullaahi Ismaaciil, isla markaana ah ku simaha Madaxweynaha ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda  ku qaabiley wefti uu hoggaaminayay Sheekha Shariif Makididi More...

By info On Monday, February 27th, 2012
0 Comments

Prof. Axmed Samatar Oo Sheegay In Loo Baahanyahay Qaranimadii Sooomaaliya Si Laysaga Celiyo Dawladaha Deriska Ah Ee Cadaawadda U Haya Soomaalida

Hargeysa(ANN) Por. Axmed Ismail Samatar oo ah nin kasoo jeeda Somaliland. laakiin ay ku fogaatay riyada  cunsuriyada Midnimada Soomaaliya , ayaa sheegay in ciidamada dawladda Ethiopia ee kala wareegay  magaalada More...

By info On Monday, February 27th, 2012
0 Comments

10-year-old girl’s death after fight with classmate ruled homicide

LONG BEACH, CALIF.—The coroner’s office ruled Monday that the death of a 10-year-old U.S. schoolgirl after a fight with another female student was a homicide.  More...

By info On Monday, February 27th, 2012
0 Comments

Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Oo Qiray Inay Somaliland Ka Qaybgalkeeda Shirkii London Miisaan Weyn U Samaeeyay Oo Wax Ugu Kordheen

Muqdisho(ANN) Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga dawladda taagta daran ee  ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Xuseen Carab Ciise oo ka hadlay ka qayb-galka Somaliland ee shirka London, isagoo  ku  tilmaamay inuu More...

By info On Monday, February 27th, 2012
0 Comments

Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2012 -Ka Oo La Hor Geeyay

Hargeysa(ANN)Golaha Wasiiradda Somaliland, ayaa Fadhigoodii ay ku yeesheen maanta Qasriga Madaxtooyadda ku meel mariyay miisaaniyad sanadeedka 2012, taas oo ka baddan miisaaniyadii kal hore 2011. Kulanka golaha More...

By info On Sunday, February 26th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Natiijada Shirkii Landon Ee Mawqifka Somaliland Iyo Hawlgalada Ciidamada Ethiopia Wax Uga Qorshaysan

Muqdisho(ANN) Madaxweynaha dawladda taagta daran ee Somalia Sheekh Shariif  Axmed ayaa sheegay inay Ciidamada Ethiopia ee gacanta ku dhigay Magaalada Baydhabo  ay ku laabanayaan xuduudda dalkooda marka hawlagalka More...