Date archive forJanuary, 2012
By info On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Ethiopian troops to leave Somalia soon

ADDIS ABABA, (ANN) – Ethiopian Prime Minster Meles Zenawi said Friday he would pull troops out of Somalia “as soon as feasible,” admitting for the first time that forces had crossed into the war-torn neighbouring More...

By info On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Ethopia Oo Sheegtay Inay Ciidamadeeda Kala Baxay Somalia, Asbaabaha Lala Xidhiidhiyay Iyo Kenya Oo Sheegatay Guulo Hawlgalada Ay Ka Fulisay Somalia

ADDIS ABABA(ANN) Dawlada Ethiopia ayaa sheegtay inay ciidamadeeda kala baxayaan Somalia. kadib markii bishii November 2010, ay ka talaabeen  ciidamadeedu xadka u ay la wadaato Somalia, isla markaana fadhiisimo More...

By info On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Haween ka Deegaamada Sool Iyo Buuhoodle Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Collaaddda Iyo Gacan Ka Hadlaka Oo Wadahadal Lagu Dhameeyo Wixii Tabshooyin Ah Ee Ka Jira Deegaankaa

Hargeysa(ANN)Haween kas oo jeeda bulshada  wada dega gobollada Bari ee Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray bulshada ku dhaqan deegaannada Sool iyo Buuhoodle, kuwaas oo ay usoo  jeediyeen in arrimaha taagan lagu More...

By info On Friday, January 27th, 2012
0 Comments

Tacsi Marxuum Chief Caaqil C/llaahi Shariif Dhegcad

Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid More...

By info On Friday, January 27th, 2012
0 Comments

Ali Khalif Galaydh and Ali Esse are Responsible for creating instability and loss of lives in Sool region of Somaliland.

The peace which exsisted in Sool was shattered by a group of expatriates from the US whose actions led to more than 40 people loosing their lives in the last two weeks near Buhoodle. most of the dead were members More...

By info On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dhirbaaxay Malayshiyo Ku Dhuumata Deegaanka Buuhoodle, Galaydh Oo Sabab U Noqday Dagaalkaa Markii Laga Eryay Taleex Iyo Maamulaha Kililka Shanaad Ee Ethiopia Oo U Gacan-haadiyay

Buuhoodle(ANN)Dagaal dhawr saacadood socday ayaa galabta ka dhacay deegaanka Magaalada Buuhoodle, kaas oo u dhexeeyay Ciidammadda qaranka Somaliland ee jiida hore iyo koox malayshiyo nabaddiid ah oo ku dhuumaalaytasa More...

By info On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadalay Mawqifka Xukuumaddiisa Ee Shirka Britain Iyo Arrimo Kale Oo Mihiim Ah

Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay weli go’aan cad ka qaadan sidii ay ka yeeli lahayd shirka Dawlada Britain qabanayso bisha fooda inagu soo haysa oo ay wax ka yar sadex todobaad inaga xigaan, More...

By info On Wednesday, January 25th, 2012
0 Comments

BBC-da Qaybteeda La Hadasha Aduunka Oo Wada Barnaamij Somaliland Loogu Bandhigayo Aduunka, Weriyayaal Caalami Ah Oo Booqasho Iyo Waraysiyo Ku Galaabaxay madaxtooyada Iyo Dekeda Berbera

Hargeysa(ANN) Wariyayaal Caalamiya oo ka socda qaybaha ka duwan ee Idaacada BBC world service, ayaa booqasho ku yimi Somaliland, waxayna maanta diyaarinta barnaamij ay u qorsheeyeen in laga sii daayo qaybta Idaacada More...

By info On Wednesday, January 25th, 2012
0 Comments

Urur Siyaasadeedka Jamhuuriga oo Maanta Xafiisyo ka Furtay Magaalooyinka Berbera iyo Sheekh.

Berbera(ANN)Urur siyaasadeedka Jamhuuriga oo ka mid Ururada  dhawaan iska diiwaangeliyay  Somaliland oo doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo tartanka axsaabta qaranka  ayaa More...