Smiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley face
Date archive forJanuary, 2012
Smiley face
By info On Tuesday, January 31st, 2012
0 Comments

Responsible journalism: An asset to nation & nationhood, By, Farid adenese

The Somaliland media is meant to be the central pillar around which the sovereignty of the nation rested. Responsible media is this and more. It must be looked up to for guidance, for corrections, for entertainment, More...

By info On Tuesday, January 31st, 2012
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Dawlada Federaalka Ethiopia U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kililka Ismaamulka Soomaalida

Addis ababa (ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ashkato ka dhan ah maamulka Killilka Shanaad u gudbisay dawladda dhexe ee Federaalka Itoobiya, sidoo kalena u bandhigtay cabasho la xidhiidha dareenno More...

By info On Tuesday, January 31st, 2012
0 Comments

Wasiirka Iskaashiga Iyo Horumarinta Caalamiga Ah Ee Denmark Oo Ka Hadlay Booqasho Uu Ku Yimi Somaliland Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kulan Dhexmaray

Hargeysa(ANN)Wasiirka iskaashiga horumarinta caalamiga ah ee dawladda Denmark Chrisgian Friis Bach ayaa booqasho ku tegey  Somaliland, wuxuuna kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) More...

By info On Monday, January 30th, 2012
0 Comments

Italian “Non Paper” to end the Somali transition

Somalia has been a “collapsed state” since 1991. The instability that it harbors not only threatens the lives and livelihoods of its own people but endangers international security. Humanitarian  More...

By info On Monday, January 30th, 2012
0 Comments

Talyaaniga Iyo Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigay Qorshe Somalia Ay Kula Wareegayaan Iyo Raysal wasaaraha Dawladda Taagta Daran Oo Looga Yeedhay Roma Si Loo Fashiliyo Qorshaha Britain

Roma (ANN) Raysal wasaaraha dawladda taagta daran ee Somalia Cabdi weli  Maxamed Cali, wuxuuna Roma kula kulmay jahliyadaha Somalida ee halkaa isagoo  sheegay mar uu ka hadlayay xaalada Somalia ay muuqato rajo More...

By info On Sunday, January 29th, 2012
0 Comments

Gudida Wanaagfarista Oo Doortay Gudoomiye Cusub Kadib Geeridii Aasaasihii Gudidaa Marxuum Xaaji Dool

Hargeysa(ANN)Xaflad lagu doortay guddoomiye cusub oo ay doorteen Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Somaliland, ayaa lagu qabtay xalay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. kadib markii uu geeriyooday More...

By info On Sunday, January 29th, 2012
0 Comments

Urur siyaasadeedka NASIYE Oo Xafiis Ka Furtay Berbera

Berbera(ANN)Urur-siyaasadeedka NASIYE, ayaa xafiiskiisii ugu dambeeyey gobollada dalka ka furtay shalay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.Wefti uu horkacayey guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka NASIYE oo  More...

By info On Sunday, January 29th, 2012
0 Comments

Salehi: Iran ready to host meetng to solve Somalia crisis

Tehran(ANN)Iranian Foreign Minister Ali Akbar Salehi on Sunday expressed Iran’s readiness to host the second meeting to solve Somalia crisis.He  More...

By info On Sunday, January 29th, 2012
0 Comments

Dawlada Iran Oo Ku Baaqday Shir Ay Soomaalida U Qabanay , Talyaaniga, Carabta Iyo Qaramada Midoobay Oo Wada Qorshe Lagu Manjaxaabinayo Shirka Arrimaha Somalia Ee Britain

Iran(ANN) Dawlada Iran ayaa shaaca ka qaaday inay qabanayso  shir xal loogu raadinayo mushkilada iyo dhibaatada ka taagan Somalia. sidaana waxa shaaca qaaday  Wasiirka arimaha dibedda Iran Cali Akbar Salixi.kadib More...

By info On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Hay’adda Al-khayr Foundation Ee Fadhigeedu Yahay Britain Oo Mashaariic Dhinaca Biyo Soo Saarka Ah Ka Wada Somaliland Oo Sheegtay Inay Keenayaan Khuburo Tababar Siiya Macalimiinta Dugsiyada

  Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda Hay’adda Samo-falka ah ee Al-khayr More...