Masuuliyiinta Xukuumadda Ee Wasaaraddaha Arrimaha Debeda Somaliland Iyo Cadaaladda Oo Weedho Is Khilaafsan Ka Bixiyay Maxaabiista Budhcad-badeeda Ku Xidhan Xabsiyada Dalka
Hargeysa(ANN)Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Caddaaladda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa siyaabo is burinaya uga hadlay maxaabiista budhcad-badeedda ah ee ku jira jeelasha dalka, iyadoo wasaaradda caddaaladdu si cad u dafirtay inay…