Date archive forOctober, 2011
By info On Monday, October 31st, 2011
0 Comments

Xisbiga Mucaaridka UDUB Oo Qabtay Shirkii Golaha Dhexe Iyo Marwadii Marxuum Cigaal Oo Si Lama Filaana Mikirifoonka U Qabsatay, Kuna Baaqday In Talada Xisbiga Gacanta Loo Geliyo

Hargeysa(ANN)Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa shirkiisii golaha dhexe maanta uga furmay Huteelka Crown ee magaalada Hargeysa. Shirkaa oo ay ka qeyb galeen in ka badan 700 oo qof,  oo isugu jira 25 Xildhibaan More...

By info On Sunday, October 30th, 2011
0 Comments

Kenya Airstrikes kill at least Two Dozen Somalia Camp Displaced People

  Somalia(ANN)Kenyan jets have bombed Somalia’s southern region, killing at least two dozen civilians, while injuring more 47 people. The attacks took place in the southern Somali region of lower Juba, in More...

By info On Sunday, October 30th, 2011
0 Comments

Diyaaradaha Milateriga Kenya Oo Duqeeyay Xero Qoxooti Oo Ku Taal Jilib, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Raysal wasaraha Somalia Oo Nairobi U Duulay

Jilib(ANN)Laba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ayaa maanta duqayn dhinaca cirka ah ku qaaday duleedka magaalada Jilib ee koonfurta Somalia, weerarka ayaa keenay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.  Qaar ka mid ah More...

By info On Sunday, October 30th, 2011
0 Comments

Tacsi Marxuum Cumar C/llaahi Xarbi

Wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar, Maareeyaha Xafiiska Sama-walka Madaxtooyada jamhuuriyada More...

By info On Sunday, October 30th, 2011
0 Comments

Rabshado Sababay Dhimasho Oo Dhexmaray Booliska Iyo Qoysas Deganaa Cusbitaalkii Jajabka Ee Hargeysa, Xoghayihii Dawlada Hoose Oo Xilkiisa Ku Waayay Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Rabshad gacan kahadal ah ayaa saaka subaxnimadii hore ku dhexmartay cutub ka tirsan Ciidamadda Booliiska Somaliland iyo qoysas deganaa Cusbitaalkii Jajabka ee Duleedka dhinaca Bari ee Cusbitaalka guud More...

By info On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Somaliland: Xusuusta Murugada Qaraxyadii Oct, 29, Saddex Sanno Ka Hor, Hawlgalo Baadhitaan Oo Ciidanka Amaanku Bilaabeen Iyo Dhawaaqa Madaxweyne Xigeenka Ee Sanad-guuradaa

Hargeysa(ANN)Ciidamada amaanka ayaa saaka subaxnimadii hore ku waaberiistay wadooyinka waaweyn ee magaalada caasimada Somaliland ee Hargeysa iyagoo si taxadir ah u baadhaya gaadiidka, taas oo ahayd mid aan hore More...

By info On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Weerar Iyo Qarax Wada Socda Oo Al-shabaab Ku Qaadeen Saldhig Ciidamada ASIMOS Ku Leeyihiin Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Muqdisho(ANN) Dhisme xarun u ah  Ciidamada AMISOM  ee Muqdisho ayaa lala beegsaday qarax iyo weerar is wata maanta. Kadib markii laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jira Amisom iyo ciidanka More...

By info On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Buug Loo Bixiyay Tilmaamaha Suxufiga Oo Machadka IPR Ku Sameeayay Turjimid Luqada Af-Soomaaliga

Hargeysa(ANN)Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey Buug cusub oo loogu magacdaray  “Buugga Tilmaamaha Suxufiyiinta Somaliland”  ayaa maanta lagu qabtay Hotel Guuleed ee magalada Hargeysa, Buugaa  oo uu qoray More...

By info On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Hanbalyo Arooska Xasan Xuseen Xaaji Xasan iyo Muna Xasan C/llaahi Alif Mabruuk, Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Aabo Maxamed Biixi Baaruud, Hooyo Khadra Dhoore Ducaale, Hooyo, Nimco Dhinbiil Ducaale, C/raxmaan Maxamed Biix Baaruud, Mustafe Maxamed Biix Baaruud, Axmed C/llaahi Dhinbiil Ducaalem, Muniir Siciid Caddami, C/samad More...

By info On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hor Intii Aanu Ka Dhoofin Dalka Soo Saaray Liiska Sadex Gudi Oo Laba Ka Mid ah Uu Hore U Magcaabay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magcaabay  sadex gudi  oo hawlo  kala duwan uu u xilsaaray. Sida dhamaystirka Khilaafka deegaanka Ceel-Berdaale , gudida Bilicda magaalada More...