71 Qof Oo Xukun Maxkamaddeed Ku Dhacay, Olole Ciidamada Amaanku Ku Qaadeen Tuugta Iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Hadlay Gudiyadii Nabadgelyada Ee Xukuumaddu Laashay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan tuugta iyo dadka ka ganacsada khamriga oo uu tilmaamay inay u qaateen inaanu dalka…