Socdaalkii Dheera Ee Sadexda Wariye Iyo Sahaydii Sebiga.
Waxay ahayd saacadu 6:30-fiidnimo 19/09/2010-ka,aminntii aanu ka ambo-baxnay Magaalada Hargeysa, anaga oo u sii jeednay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. waxaanu ahayn koox Wariyayaal ah