Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Wareegto Ku Mamnuucay Iibinta Iyo Soo Dejinta Dawada Qaaxada
Hargeysa (ANN) Wasiirka wasaaradda caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Xuseen Maxamuud Maxamed (Xuseen Xoog) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo ka ganacsiga iyo iibinta dawada qaaxada. Dr. Xuseen wuxuu…