Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Waramay Waxyaabaha Ay Kala Soo Kulmeen Shir Caalami Ah Oo Wefdi Uu Hogaaminayaa Ka Qaybgaleen

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay natiijada uu kala soo kulmay More...


Halkan Ka Daawo Wararkii Bulsho TV
Hargeysa(Araweelo News Network) wararkii iyo Barnaamijyadii Telefishanka Madaxabanaan ee Bulsho TV 15 Sep 2014, ka daawo halkan More...

Maxaa Sababay In Madaxweyne Siilaanyo Oo Codka Shacbiga Ku Yimi Ka Dhuunto Saxaafadda, By C/raxmaan Cadami
Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar, ama in ka badan la kulmo dhibaato, yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku dhamaysto More...

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Bixinta Dhulka
Hargeysa(Araweelo News Network)Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteeko), ayaa shaaciyay in la hakiyay bixinta dhulka Dawlada Hoose ee More...

Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaaq Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne. By Jaamac C/Laahi Biime
Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah More...

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay. Faallo: Qalinka Xassan Cumar Hoorri
Ninkii saddexaad oo ka soo jeeda dunida tadhahday (Galbeed) ayaa kooxda Daacish, shalay, dhegta dhiigga u dareen. David Haines waxaa uu u dhashay More...

Roobab Waxyeelo U Geystay Deegaanka Beeralayda Gebilay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Gebilay(Araweelo News Network) Roobabka Raxmaadka Gu’ga oo mudooyinkan ka da’ayay deegaamo badan oo Somaliland, ayaa waxyeelo gaadhsiiyay Deegaanka Beeralayda Gebilay meelo ka mid ah. Kadib markii Daad xoogan More...

Mucaaradkow: Ku Jiqsiida Laguma meel maree, Isku duubnibaa lagu Meel maraa. By. Maxmed Faarax Qoti
Waxa aad moodaa in siyaasada ay u yaqaanaan muranka, wanjalka iyo ku jiqsiinta xisbiyada mucaaridku, bal u fiirso dhawaaqan ka soo yeedhay Labada gudoomiye More...

Daawo Munaasibad Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiyaha Jaamacadda Ceergaabo
Ceergaabo(Araweelo News Network)Munaasibad uu xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Ceergaabo, ayaa lagu qabtay Magalaada xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceergaabo. More...

Daawo Munaasibad Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiyaha Jaamacadda Ceergaabo
Ceergaabo(Araweelo News Network)Munaasibad uu xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Ceergaabo, ayaa lagu qabtay Magalaada xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceergaabo. More...