Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah

ee WADANI Ila Haddana Si Rasmi ah Loo Ogayn Ino yahay Musharaxa Madaxweyne Axmed ee Xisbiga WADANI Uga Dhex Tartami Doona Iyado aan Ila Hadda Xisbiga WADANI Qabsan Shirweynahoodi Golaha Dhex WADANI.

Waxu Gudoomiye Cirro Dirqi Kaga Badbaaday In Xilka Barlamanka Somaliland Laga Tuuro Iyado ay Golaha Guurtida Iyo Xukummada Kala Dhex Dhexaadiyeen Masuuliyinti Kuxigeenada Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiya Iyado Kadibna Loo Qabtay ila Bisha Octoobar in wax Mooshin Lagu soo Rogin Gudoomiyaha Barlamanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, waxaana Xukummado Iyo Kuxigeendiiso Ka Aqbaleen Go’aanadaasi.

Waxa Hadda Suuqa La Hadal haya in Mooshinki Dib uu Soo Laabtay, Iyado Loo Baahanyahay Ino Gudoomiyaha Barlamanko Labadan Xil ee Isko Hayo ama Marba uu Mid Ku gabanayo Iskaga Baxo, Banaanka Is Keeno Haddo Ku Eekaanayo Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Loona Dooranaya Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani ama Ino Ku eekaanayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Waa Billahi Towfiiq
Jaamac C/Laahi Biime
London.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *