-

Mucaaradkow: Ku Jiqsiida Laguma meel maree, Isku duubnibaa lagu Meel maraa. By. Maxmed Faarax Qoti

Waxa aad moodaa in siyaasada ay u yaqaanaan muranka, wanjalka iyo ku jiqsiinta xisbiyada mucaaridku, bal u fiirso dhawaaqan ka soo yeedhay Labada gudoomiye  More...

by info | Published 7 years ago
By info On Thursday, September 11th, 2014
0 Comments

Daawo Munaasibad Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiyaha Jaamacadda Ceergaabo

Ceergaabo(Araweelo News Network)Munaasibad uu xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Ceergaabo, ayaa lagu qabtay Magalaada xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceergaabo.  More...

By info On Thursday, September 11th, 2014
0 Comments

Daawo Munaasibad Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiyaha Jaamacadda Ceergaabo

Ceergaabo(Araweelo News Network)Munaasibad uu xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Ceergaabo, ayaa lagu qabtay Magalaada xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceergaabo.  More...

By info On Thursday, September 11th, 2014
0 Comments

Taariikh Nololeedkii Axmed Godane Hogaamiyihii Al-shabaab, W/Q. Sacad Muxumed

Todobaadkii hore waxaa la dilay xogaamihiyii ugu sareeyay xarakada al shabaab axmed cabdi aw maxamuud oo ku magac dheeraa axmed godane  More...

By info On Wednesday, September 10th, 2014
0 Comments

Maxaa Ka Hirgalay Talooyinkii Aan Siiyay KULMIYE Ka Hor Intaanu Xukunka Qaban, By. Axmed Carwo

Waxaan jecleystay inaan dib u eego taloyiin  aan u gudbiyey Shirweyni Kulmiye ee 2007. waa xusuus mudnaanteeda leh, iyadoo aynu ku jirno dhammaadkii muddadii talada dalka leynoo doortay oo dhowaan la geli doono More...

By info On Tuesday, September 2nd, 2014
0 Comments

Anigu Cararimaayo Sida Cali Khaliif Galaydh Ee Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Carari Doona, By. Axmed Shadaaf

Anigu cararimaayo sida Cali Khalif, state ayaan u samaynaynaa  hargeysa, haddii doorasho ka dhici waydo somaliland, madaxwayne siilaanyo isaga ayaa  More...

By info On Tuesday, September 2nd, 2014
0 Comments

Somaliland Maxay ka Baratay Khaladaadkii La Galay Shantii Doorasho ee Hore. By. C/raxmaan Cadami

Waxa bilaabantay dabayshii doorshada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Golaha Wakiilada.In kasta oo dadka qaar shaki kaga jiro  More...

By info On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Doorka Kala Fogaynta Bulshooyinka Ee Saxaafada Soomaalida. By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis

Saxaafaddu Waa indhaha iyo dhegaha Bulshooyinka Caalamka U dhawaaqaha Dhibanayaasha Aduunka iyo Dheeli -Tirka Hanaanka isgaadhsiineed Ee Aduunka.  More...

By info On Saturday, August 30th, 2014
0 Comments

Tallooyin Iyo Tusaale Ku Socoda Shirka Ka Furmay XIN-GALOOL – W/Q: Muuse Fara Laab

Waxaan halkan salaan huwan qiimo iyo qaayoba uga dirayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee saxaafadda. Waxaan mar labaad halkan ka salaamayaa  More...

By info On Saturday, August 30th, 2014
0 Comments

Daawo: Haweenka Jaaliyadda Gobolka Sanaag Ee Dalka Australia Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada Ceergaabo

Ceergaabo(Araweelo News Network)Hablaha Jaaliyadda Australia Iyo Haweenka Gobolka Sanaag Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada Ceerigaabo.  More...