Date archive forSeptember, 2014
By info On Tuesday, September 30th, 2014
0 Comments

Guddoomiyaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Hadlay Sida Aanay Cidna U Jeclayn In Ay Kursiga Banayso Kadib Go’aan Lagu Mideeyay Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale Oo Muhiim Ah

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana hoggaamiya xisbiga mucaaridka ah ee  More...

By info On Tuesday, September 30th, 2014
0 Comments

Taliyihii Booliska Arabsiyo Oo Geeriyooday Kadib Toogasho Lala Beegsaday

  Hargeysa(Araweelo News Network)Taliyihii Booliska Magaalada Arabsiyo oo dhinaca Galbeed kaga beegan Caasimada Hargeysa, ayaa geeriyooday. Kadib  More...

By info On Monday, September 29th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Somaliland Oo Dawlada Somalia Ku Eedeeyay In Ay Ka War-wareegay Wadahadaladii U Dhexeeyay Baaqna U Jeediyay Beesha Caalamka

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa ku eedeeyay Dawlada Somalia in ay ka war-wareegay  More...

By info On Monday, September 29th, 2014
0 Comments

Puntland iyo Galmudug Oo Siyaabo Kala Fog Uga Hadlay Xiisaada Ka Taagan Magaalada Kala Qaybsan Ee Gaalkacayo

Gaalkacayo(Araweelo News Network) Cabdi weli Xirsi Indha- gudhan oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in aanu xidhmin Garoonka  More...

By info On Sunday, September 28th, 2014
0 Comments

Xildhibaan Wakiiladda Somaliland Ah Oo Sheegay In Culimada Dalku Ka Horyimaadeen Xeerka Bangiyada Islaamiga ah

Hargeisa(Araweelo News Network) Xildhiban Xusen Ismciil yusuf oo ka tirsan Mudanyaasha gollaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in culimada dalku hor istaageen  More...

By info On Sunday, September 28th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Somalia Oo Qiray Khilaaf U Dhexeeya Raysal Wasaarihiisa

New York(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qiray inuu jiro khilaaf u dhexeeya isaga Raysal Wasaarihiisa  More...

By info On Sunday, September 28th, 2014
0 Comments

Diiwaangalinta madaniga ah waa dhamaystirka geedi socodka Somaliland

Dalku wuxuu soo maray marxalado badan oo kala gedisan wuxuuna u soo gudbay marxalad somaliiland ay u suurto gashay inay samaysao astaan muujnaysa qaranimada Somaliland, taasoo muwaadiniinta Somaliland siinaysa More...

By info On Saturday, September 27th, 2014
0 Comments

Al-Qaida Oo Gantaal Huwisay Safaaradda Maraykanka Ee Sanca Iyo Madaxweynaha Yemen Oo Ka Dayriyay Xalada Kana Digay Dagaal Sokeeye

San’a(Araweelo News Network) Kooxda Al-Qadida Yemen ee Ansaaru Shareeca, ayaa weerar la beegsaday Dhismaha Saafarada Maraykanka ee Yemen. Kadib  More...

By info On Saturday, September 27th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Saaray Xeerka Aasaaska Ciidanka Ilaalada Shidaalka Xili Tabashooyin Ka Taagan Yihiin Heshiishyada Shirkaddaha

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Ayaa soo saaray xeer uu ku dhaqan-gelinayo aasaaska  More...

By info On Saturday, September 27th, 2014
0 Comments

Yemen: Xaalada Sanca Oo Qasan Iyo Xuutiyiinta Oo Ugaadhsanaya Saraakiisha Sare Ee Dawlada Kadibna La Wareegay Masaajidada Iyo Goobaha Taariikhda Islaamka

San’a(Araweelo News Network)Xaalada Dalka Yemen ayaa weli qasan, waxaana socda weeraro ay Xuutiyiinta oo qabsaday inta badan Magaalada Sanca  More...