Oggaysiis Ganacsatada Muwaadiniinta ah Ee Somaliland
Ganacsatada Somaliland ee doonaysa, ama danaynaysa in ay kor u qaadaan ganacsigooda, waxa loogu bushaaraynayaa in loo hayo fursado ay uga faa’idaysan karaan sidii ay ganacsigooda
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Ganacsatada Somaliland ee doonaysa, ama danaynaysa in ay kor u qaadaan ganacsigooda, waxa loogu bushaaraynayaa in loo hayo fursado ay uga faa’idaysan karaan sidii ay ganacsigooda
Hargeysa (Araweelo News Network)Saraal hore uga tirsnaa madaxtooyada Somaliland, isla markaana ahaa La Taliyihii hore ee Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan
Hargeysa (araweelo News Network)) Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa khudbad-cilmiyeed muhiimada ballaadhan leh u jeediyey ardayda qaadata
Hargeysa(Araweelo News Network)Somaliland ayaa balanqaad dhinaca kor u qaadista Kubadda Kolayga ka heshay dalka Masar iyo Gudidda Ciyaaraha Fudud ee Afrika ee loo soo gaabiyo FIBA. Sidaana waxa sheegay
”Runtu adiga kuguma noola ee adigaa ku nool, haddii aad garanweydana jiritaankaagaa mugdi ku jira”. Waqti kasta oo lo joogaba waxaa jirta xaqiiqo cusub. Taas oo ka samaysantay dhacdooyin isbiirsaday.
Marka hore waxaan salaam kal iyo lab ah salaamaya waayeelka ,ganacsatada, marti sharafta noo timi ee reer xamar,salaamu calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu. Waxaanu idinku soo dhowaynaynaa
Shirweynihii saddexaad ee xisbul xaakimka Kulmiye, ayaa dhammaaday maalmihii lasoo dhaafay, isla markaana siyaalo kala duan u saameeyey siyaasadda dalka, dawladda, xisbiyada qaranka iyo
Abidkay xisbi aan maqlo, iyo magaca “Xisbi” ba waxa ii gu horeeyay midkii la odhan jiray Xisbiga Hantiwadaagga ah ee Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS). Waa xisbigii, ama xisbi-ku-sheegii uu Maxamed Siyaad
Hargeysa(Araweelo News Network) Kooxda kubadda Kolayga Hargeysa ayaa magaca Somaliland kaga qaybgalaya tartanka Basket Ball-ka magaalooyinka Bariga iyo badhtamaha Afrika oo caasimadda dalka Tansaniya ee
Somaliland waxay todobaadyada soo socda u dabaaldegaysaa sanad guuradii 23aad ee kasoo wareegtay markii ay xoriyadeeda lasoo noqotay, taas oo lagaga dhawaaqay shirweynihii Burco ee 18 May 1991. Kadib halgan