Hargeysa (Araweelo News Network)Saraal hore uga tirsnaa madaxtooyada Somaliland, isla markaana ahaa La Taliyihii hore ee Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan

Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Cismaan Siciid Jaamac oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ugu baaqay dhinacyadda isku haya awoodda Xisbiga KULMIYE inay xal ka gaadhaan khilaafkoodda, wuxuuna ka digay khatarta ka imankarta khilaafkaa.
Halkan Ka Daawo Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *